Udiyaar Garowga Update,ka Shelley Oo Bulshada Cardano Siwayn Looga Dareemayo. Wasidee Xaalka Tezos (XTX)

Iyadoo bulshada Cardano isu diyaarineyso update,kii mudada dheer la sugayey, ayaa hadane waxaa la dareemayaa hadal heynta koynka, Cardano gudaha bara bulshada, taas oo dad far badan aad usoo dhaweyeen, guulaha iyo faa’iidada uu cardano ka helayo update,kan shelley.

 

Dhanka kale waxaa jiro in xitaa qiimaha koynku uu sara ukac sameynayey baryahan oo dhan, taas oo sarifleydu sadaalinayaan in sara ukacan (ADA) uu sameynayo sii socondoon waxana la rajeynayaa in koynka la kala siisan, doono ilaa $0.10, bal si aan arimahan wax badan uga ogaano waxan eegeynaa garafka iyo xaalkiisa muqaalkan ayana ku falanqeyneynaa.

Tezos (XTZ) aya isna wixii ka danbeyay sanadkii 2019ka, waxaa soo kordhayay guulo uu gaarayey koynka, waxanaa lagu soo darey suuqyo kala duwan sida coinbase, okex, iyo binance Us, waxana jira is badal dhinaca qiimaha hadaba si aan arimahan wax uga ogaano isla muqaalkan ayan ku eegeynaa.

 

Udiyaar Garowga Update,ka Shelley Oo Bulshada Cardano Siwayn Looga Dareemayo. Wasidee Xaalka Tezos (XTX) iyo xaalka bitcoin.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply