Kiribto Somali Tv waxay  diirada saaraysa soo gudbinta wixii ku saabsan horumarka Guud ee kiribto, anagoo xoogga saareyna Shirkadaha iyo Ganacsatada bilowga ah, ee ka howl gala lacagahan waxaan aaminsanahay in Bitcoin ku siineyso awood, in aad hantidada aad mamulato, ama ka heshid awood  lacag bixin oo caalami ah. Blockchain technology.

waxay fududaysaa abuurista fursadaha  ganacsi ee la isku halleyn karo,  sababto oo ah amaanka baahsan ee Tiknolajiyaddan , waxay awood u leedahay inay gabi ahaanba waxka beddesho lamaha kala duwan, sida warshadaha, bankiyada, waxbarashada, hay’adaha sharciyada. hadaba hadii ay jiraan xogo aad ileedahay lawadaag shabakada kiribto somali tv halkan noogu reeb mahadsanid