halkan waxaan idinkula wadaagayaa cashiro taxane ahaan doona oon ku baraneyno teknolojiyadan iyo sida ay ushaqeyso iyo muqaalo inta badan uga hadleyno sida ay u shaqeeyan lacagaha kiribto iyo teknolojiyadeedaba,

iyo sida muhiim ay utahay in qofkii doonaya in mustaqbalka uu la dhaqmo lacagaha kiribto ukala fahmo karo  cashirkii ugu horeyay een ku baraneyno ayana halkan ka heli kartaa

 waa maxay lacag qaybti 1aad
waa maxay wax laga mamulo xarun dhexe muqaalkan ayan ku baraneynaa qaybti2aad
 waa maxay Xirmooyinka diiwanka silsiladaha qaybti 3aad

Bitcoin iyo dhaqalaha dhijitalka ah sida ay ushaqeeyan? qeybtan waxan ku baraneynaa sida tokenka iyo coinbase’ka lacagaha kiribto shaqeeyan anagoo ficliyan eegeyna qaybta blockchainka iyo sida uu isugu xirmo qaybtii 4aad,

 

Cashirkan qeybta shanaad ah waxan ku qadaneynaa qababka loo xusho suuqyada sarifka aad dooneysid in kiribto aad ka gadato iyo walletyada ama boorsooyinka dhitaalka ah ee kiribtadii aad soo gadatay ku xafidan lahayd, iyo qaybaha kala duwan ee wallet’yada u kala baxaan iyo mihiimada ay leedahaya fahamka walletka nuca ay tahay aad isticmaaleysid

 

sida ay ushaqeeyan walletyada kala duwanashahoodaqaybti 5aad

Cashirkan lixaad waxan ku baraneynaa qaybaha, kala duwan ee blockchainka, uu u kala baxo,  iyo wax yaabaha ka lifaya kala, duwananshaha, iyo mihiimada ay kala la haan karayaan, marka laga hadlayo xarafka blockchain, dad fara badan ayaa lagu qaldaa, balse, marka aad kala fahamto, ma dhici ddoonto, in aad ka mid noqoto dadka lagu qaldo,

 

Marka laga hadlaayo lacagahan dhijitaalka ah, ee kiribto, blockchain aan lahayn, 5 calamadood oo u gaar ah blockchainka, wuxuu noqdaa mid aan waxba dheereyn, local,database, ama wax xarun dhexe laga maamu,l casharkan ayaadna ka heleysaa kala duwananshaha, teknolojiyadan blockchainka.

 

sida ay ushaqeeyan Qaybaha kala Duwan eeBlockchainada qaybti6aad