Sariflayaal Sheegaya In Lix Koyn Oo Kiribto Ka Mid Ah Ay Si Gaar Ah Isha Ugu Hayaan Iyo Sababta?

Sarifley caan ka ah gudaha lacagaha kiribto, ayaa sheegaya in Ay si wayn isha ugu hayaan lix koyn oo ka mid ah, koynan ay ku tilmaamen in ay noqon karan kuwa dhinaca lacag soo celintoodu xooganan doonto haduu bitcoin cir isku shareerkiisa sii wado.

Waxayna sigaar ah u xuseen koynan ka mid ah, koynankii aan sanadkan sida gaarka ah, bahda kiribto somali tv isha ku haysay, sarifleydaan ayaana tilmamaya in koynankaas si daganan ah, ama maalinle ah isugu dayayaan in ay qiimo macquul ah ku sii gataan, inta hadafkooda la gaarayo, dhanka kale qaar ka mid ah sarifleydaan oo magacyadooda qarshay, ayaa saadaalinaya in bitcoin qiimihiisu gaari karaayo, ilaa $250.000 dhamaadka sanadkan 2021

 

Warbixintaan iyo warbixino kale muqaalkan ayan ku falan qeyneynaa, halkan ka daawo….

6 koyn oo sarifleydu isha ku hayso yeyku dhaafin fursadahan bankiga uguwayn jarmalka oo kiribto

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply