Maal Gashtayaal Ku Qulqulaya Chainlink iyo Qiimaha Oo isbadalaya

Chainlink ayaa galay ka soo kabasho iska gadidii cusleyd ee uu la kulmay baryahan

Taaso dadka koynka iska gadaya ay difaac adag dhigteen $3.50

Inkastoo difaacan hoos udhicii hore ee uu la kulmay uu intaa ka hooseyay tani ayey macneheedu tahay in xaalku meel kale waxka soo kordhayan ee darbi adag oo difaacay dadka haysta koyn uu san ahayn

Dhaq dhaqaqa suuqa ayaa keenay in maalgashtayaal cusub ay suuqa soo galiyeen lacag cusub oo koynanka altcoinska ladhaho aygashanayaan taaso oo link u horseedeysa in maalgashtayashu ku shubanayan lacag si qiimahan ay ugu helaan link inbadan oo mustaqbalka marka qiimihiisu hada inta uu yahay markuu ka qaliyooba faa iido uga qataan

Inkastoo link wali uu hooseeyo marka loo eego meshii ugu sareysay ee uu tagay

Chainlink hada wuxuu ka noday darbi macquul ah oo hore dhowr jeer uugu laabtay inkastoo dadka gadaya hada koynka ayaguna adkeysteen darbi qiimeedkaas in ay ilaashadaan

Tusaale 28 april koynku waxuu la kulmay iska gadid culus oo qiimihiisa hoos u soo riday ilaa $3.50 balse dhamaan lacagaha kiribto ayaa lawada kulmay iska gadistaas cusleyd

Waxana iska gadayasha link ay bilaabeen in wixii intaa ka dabeyay in suuqa ay kor u kaxeeyan oo qiimihii link la kala siisanayey ka ag dhaweeyaan $3.75 qimahan oo manta mar koynku tagay balse hoos ayuu uga soo laabtay oo hada waxa umaraya $3.66

Marka loo eego qiyaaska 200MA garafka qiyaasta dhaq dhaqaqa waxaad daremeyeysaa in wali link uu bixinayo jaanisyo mudada dheer wax fiican soo celinaya

teddy image soure chainlink

Mid ka mid ah dadka sariflayasha ah oo layiraah Teddy twitterka ku baahiyay garaf ayaa sheegaya in link uu kor unoqosho muujinayo xiligan

Link wuxuu ka soo labatay qiimihiisii uga sareyay ee $5.00 ayaa hada waxaa ku soo  qul qulaya maal gashtayaal cusub xogaha laga helayo boorsooyinka dhijitaalka ah ee lacagaha kiribto ayana ka arkeynaa in uu siwayn u kordhay isticmaalka ciwanada cusub ee link tasoo ay sii dheer tahay in dadka hada ciwanadooda koynka kuhaysta soo kordhayaan marba marka kadanbeyso

Xogtan oo ay daabacday shirkada theblock ayad ka arki kareysaa kobaca ciwanada link ee markii hore aan wax koyn ah ku jirin hadane balan si goodu uu soo kobcayo iyo dadka cusub ee ciwanada sameynaya ayane wa ay so kobcayan

Maxay kulatahayne hadii sidan linki usii socdo kobaciisa aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply