Lacagaha (stablecoin’s) Ee Laga Dhax Dhaho Kiribto Maxay Qabtaan Ujedkoodusa Waa Maxay

Stablecoins’yo kala duwan ayan ku dhax aragnaa iyadoo lagu kala sarifanayo lacagaha kiribto waxayna dhamaan sarifleyda iyo dadka isticmaala kiribtadaba, ka caawiyaan sidii qof walba oo dunida kunool uu si fudud, gacantiisa ugu soo gali lahayd lacagaha kiribto

Viswanath-Natraj, oo ah bare wax ka dhiga machadka Warwick Business School oo xooga saara arimaha dhaqalaha ayaa sheegay in lacagahan loogu yeero, stablecoin’s oo asliyadoodu tahay, lacag tusale $1 iyo 1koyn oo koodaa uu isku midyahay, banki dhaxane ay taalo lacagta guud ee koynkaas ku jirto, ama inta xabo ee markaas wareegeysa suuqa sutaale TETHER ama USDT  qaabka isku celcelintiisa dhinaca soo sarista ama soo daabicida, wuxuu dhahay

Tan koowaad ayaa ah, anaga oo dhan waxan eegnaa ama isku daynaa, in aan fahamno gudidga, sanduuqa shirkada tether, balse waxaa jira qaab kale ama suuq kale, oo isne dhaq,dhaqaqa tether wax ku faa’iida.

Intaa waxaa dheer ladaban dhaq dhaqaaq ee tether doonayan in ay u faa’iidan aya ah mid labadaba siwanaagsan u leh, qaab wanaagsan dhinaca lacag ahan marka la dhaho, sitaale in dadka aan lacagaha kiribto heysan waxa uu u fududeeyaa in ay marka koowaadba helan kiribto, meshii ay donana ama bitcoin ay toos ugu gataan

Muhiimada stablecoin’syada waa laba qaab, oo suuqa ay wax uga taraan, dhinaca kiribto

Marka hore waxaa loo adeegsadaa sarifka, iyadoo xooga qaali aad moodo in ay yihiin iyo mar, marka qaarna raqiis moodo,tasoo sababo badan leh ayaadane, balse hadaf isticmaalka guud, ayaa ah in sida tether oo kale lagu kala sarifo madhaan boqolal kiribto ah,

stablecoins lacagta kujirto

         xogta Coinmetrics.io

Sida aan la socono bitcoin marso waxa uu la kulmay qiimo dhac , aad uculus inkastoo uu ka so kabsaday,balse waxaa jirtay in lagaha stablecoinka ladhaho lacagta guud ee ku jirto ay cirka isku sharertay, halka qaar,koodna ,la,kala siisanayey qiimo yara qali ah sida uu nalawadaageyso shabakada coinmetrics

 

Lacagta guud ee kujirta, lacagaha stablecoinska coinmetrics aya tilmamaya in ay aad u kobceen wixii ka danbeeyay, soo shaacbixitaankii, dhinaca galbeedka, fayraska karona, xiligaas oo dadbadan u arkeen in uu fayrasku ku yelan doono raad culus dunida, waxa markaas la dareemay kobca,lacagaha iyo soo daabicidoodaba halka bitcoine, uu la kulmayey qiimo dhac, balse hada fursadaha muuqda ayaa sii horseedi doona, in dad badan wali xisaabta kala barida bitcoin ka duulaya, in lacagaha kiribto maal,gashtaan ayoo soo maraya, lacagaha stablecoinsyada taasne waxay na tuseysaa isticmaalka wanaagsan ee lacagahan dolarka laga matalay ee kiribto qababka kala duwan aan ula ma caamilno

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply