Intelligence Prime Capital ama ipc waa tuugo dadka dhacda wana ponzi scam

Maalin walba waxan aragnaa in hantidii soomaaliyeed qalin furato ama scamers. Ay dhacaan waxayna soomaalidu ku dhumisay suuqyada online.ka boqolal milyan oo dollar.

 

Baaritaan ay sameysay kiribto somali media waxan soo helnay qaybo ka mid ah shabakadaha ka shaqeysta multi-level marketing ama mlm. Noqdeen hormuudka in hantida soomaaliyeed qalin furatada gudaha internetka jooga dhacaan iyagane waxoogaa barsanteej.ah ay ka helaan goobaha ay hantidaas geynayaan malin walbane usoo gudbiyaan mid cusub, marka kii hore hawada uu ka  baxo, waxan soo kordhay oraah cusub oo horey aan soomaalida loogu aqoon oo ah wax yar an ku tijaabinayaa taas oo kaliftay in malayiin soomaaliyeed sidaa lacagtoodii ku wayaan oo hal god uu mas kawada qaniino.

 

Cadeymaha iyo sababta waxan oo dhan ay u dhacayan waxan ku soo bandhigeynaa muqaalkan halkan ka daawo

Intelligence Prime Capital ama ipc waa tuugo dadka dhacda wana scamers qolada faafisane waala mid

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply