Grayscales Oo Cardano Ku Soo Dartay Diwaanka Sedexaad Ee Maal’gashiga Kiribto

Shirkada ugu wayn shirkadaha maal’gashtayaasha ee dunida dhinaca gudaha kiribto, ayaa maanta listigeeda kusoo dartay koynka cardano. Safka sedexaad ee koynanka ay maalgashanayaan bilaha fooda nagu soo haaya.

 

Koynanka ay maal’gashtaan ayaa kala leh, darajooyin dhinaca lacagta guud ee ku jirto,, sida bitcoin (67.47%) Ethereum (25.39%) halka cardano (4.36%) uu noqday taas oo ka dhigeysa koynka sedexaad ee shirkadu maal’gashaneyso.

Grayscale

xogta Grayscale

 

Grayscale ayaa ah shirkad suuqa lacagaha dhijitaalka ah maal’gashi ahaan macaamiisheeda usoo bandhigto koynan kala duwan, badashana hadafkeeda dhinaca maal’gashiga lacagaha kiribto, muqaalkan Ayaan ku falanqeyneynaa warbixintaas iyo warar kale oo suuqa kiribto quseeya……

WARARKA LACAGAHA KIRIBO.BITCOIN BISHA 8.AAD WAA IN UU $47.000 KA SAREEYO.Grayscale OO CARDANO LISTI

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply