Ethereum Oo Markii Ugu Horeysay Tagay $700 Oo Ay Ugu Danbaysay 2018 Sababta Halkan Kala soco..

Koynka Ethereum shilinkiisa, ee, eth, ku macag dheer, ayaa maanta tagay, $700 labo sano kadib, Ethereum ayaa la moodaa hada in uu kadaba dhaqaaqayo, sara u kaca uu bitcoin kujirey malmahan.

 

Bishii may, ee 2018kii, ayaa ugu danbeysay qiimahan $700 in eth, la kala siisto, warbixintan iyo sara ukaca sii socon karaaya, ee bitcoin muqaalkan ayan ku la fa gureynaa

 

Ethereum Oo Markii Ugu Horeysay Tagay $700 Oo Ay Ugu Danbaysay 2018 Sababta

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply