Bitcoin Oo Cirka Isku Shareray Sariflayaasha Oo Eegaya $10.500

Suuqa sarifka bitcoin ayaa mar qura ka dul tilaabay darbigii adkaa ee baryahan hortagnaa $8.100 ka tilabida ayaa timid iyadoo kala barkii bitcoin muda dhowr iyo tobaneyo marlmood ah ka harsantahay

Asbucyadii aan soo dhaafnay waxan dareemayne in suuqu lahaa sara kac an cago xoogan kutagneyn iyoo marwalba xusuusti ahayd dhacdadii 12march oo bitcoin lakala siistay $3.600 balse wixii ka danbeyay laga soo kabsaday iyadoon dowladd dhexe iyo banki dhexe oo lacag usoo daabacay aysan jirin

Dhanka kale waxaa aad usoo kordhay ciwaanda cusub ee bitcoin kuwaas oo balansiga boorsadooda dhijitaalka ah ku jiro qiyastii 0.1bitcoin ah 3milyan ayaa sanadkan ku soo korortay ciwaanda bitcoin

0.1BTC ama kabadan
2010: ???
2011: ???
2012: ????
2013: ????
2014: ????
2015: ????
2016: ?.? ???
2017: ?.? ???
2018: ?.? ???
2019: ?.? ???
2020: ?.? ???

Xogahan iyo dhaqaala xumida ba’an ee uu dunida ku soo kordhiyay safmarka fayraska karona iyo dowladaha dunida oo dhan oo hadafkoodu noqday oo kaliya in lacag ladaabaco si wax looga qabto dhaqaala xumida jirta taas waxay dadka ku dhalisay in ay ka fakaran in sicirbararka kala soo tagan lacagtooda ka hor inta aysan ku dul qiimo beelin

Kuwadhaad asbuuc ahan marka loo eego bitcoin wuxuu 21%  kacsanyahay wuxuna u dhaxeeyay darbiyda $7.900 ilaa $8.00

Qiimaha ayaa hada ah mid hiigsanaya in uu sii saro kaco oo qura halka sariflayaashuna taganyihiin bitcoin madama dhowr iyo tonaneyo ka harsatahay kala barkiisa ma jireyso qolo hor istaagi kareysa in uu cirka isku si shareero

garafka bollinger brand afsomali

Garaf qiyaasaha  looyaqan Bollinger Band marka malin iyo barkis la duldhigo iyo 20malmood qiyaasta dhaq dhaqaqa waxaa markiiba ku baxaya darbi adag oo suuqa usii yeelaya in uu kor u sii socdo

Balse sariflayashu waxay dib uraacayaan taariikhda garafka BBga oo ku tilmamaya qiimaha markuu taganyahay $8.000 in aad heli karto hadaf galista ah oo ka soo qiyaas qadanaya qiimihii bishii feb 2020 ee$10.500

Hada hadii galista hadafkan noqdo mid wacan waa la isku haleynkaraa balse hadii suuqu hoos isu soo dabadalo ayaa lasugi karaa  $6.700 melahaas

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply