Waxay ahayd uun markii malin nimadii shalay aheyd la arkay, bitcoin oo sara ukac ku tagay ilaa $10.000, balse kala soo kulmay iska gadid kaliftay in qiimuhu hoos usoo noqdo
Tani waxay ahayd sara ukac ilaa $1000 ah, oo aad usareysay, keentayne dareen fara badan oo ka imanayey, in hoos udhac wayn laga cabsi qabay, balse $8.100 noqotay darbigii ugu hooseyay ee bitcoin
Sababtoo ah dadka iska gadaya bitcoin, hadii ay difaacdeen darbigan, waxay ka macno noqoneysaa, isu diyaarin dhanka kale noqoneysa in suuqu kor ukac uu sameeyo.
Halka sariflayaashu ay iminka sheegayaan, sara ukicii dag daga ahaa uu ka macno yahay, in suuqu diyaar uyahay in uu kor usocdo
Halka indho indheyayaashu, iyaguna sheegayaan in dhaqaaqan dag daga ahaa tilmaamayo, in sanaadkan bitcoin tagayo meshii ugu sareysay ee sanad ahan la kala siisto qiimihiisa
Xiligan aan hada war bixintan qoreyno bitcoin waxaa la kala sisanayaa $9.700, taas oo ka dhigeysa in uu kor u kac san yahay ilaa 7%
ka ag dhawaanshaha, soo tabashada $10.000 inkastoo dib uga soo laabtay oon imanay eeriyada $9.000 waxay tilmaamey saa, in darbiyadii $9.200 iyo $9.500 in ay noqdeen darbiyo jiiristoodu fudeyd noqotay
Bitcoin ayaa ku wajahan in uu tago qiimo aad u sareeya
Isu cel celinta guud ee lacagaha kiribto, ayaad ka dareemeysaa in bitcoin wajahayo qiimihii ugu sareyay ee sanadkan, la kala siisto
Waxana la tilmami karayaa $10.500 eeriyada ah, in uu ku jiro darbi muhiim ah balse ku xiran hoos u soo dhicii ka imaaday $13.800 sanadkii la soo dhafay ee 2019
qaar kale oo indho indheyayasha ka mid ah, ayaa tilmamaya in in qiimaha bitcoin malmaha soo socda laga yaabo in uu tago
Hadii sidan suuqa gacanta ugu sii jiro dadka donaya in qiimuhu kor usii socdo kuna darso, in aan eegno garafka R/S bisha asbuuca iyo EERIYADIISAN haduu haysto $9.350 waa mac quul in uu tago bitcoin $10.500
Maxay kula tahay aragtidada noo reeb mahadsanid
Comments (No)