Bitcoin Oo Bilaabaya Sara Ukiciisii Sanadkan Sida Ay Qabaan Indho Indhayayaasha Lacagaha Kiribto

Waxay ahayd uun markii malin nimadii shalay aheyd la arkay, bitcoin oo sara ukac ku tagay ilaa $10.000, balse kala soo kulmay iska gadid kaliftay in qiimuhu hoos usoo noqdo

 

Tani waxay ahayd sara ukac ilaa $1000 ah, oo aad usareysay, keentayne dareen fara badan oo ka imanayey, in hoos udhac wayn laga cabsi qabay, balse $8.100 noqotay darbigii ugu hooseyay ee bitcoin

Sababtoo ah dadka iska gadaya bitcoin, hadii ay difaacdeen darbigan, waxay ka macno noqoneysaa, isu diyaarin dhanka kale noqoneysa in suuqu kor ukac uu sameeyo.

Halka sariflayaashu ay iminka sheegayaan, sara ukicii dag daga ahaa uu ka macno yahay, in suuqu diyaar uyahay in uu kor usocdo

Halka indho indheyayaashu, iyaguna sheegayaan in dhaqaaqan dag daga ahaa tilmaamayo, in sanaadkan bitcoin tagayo meshii ugu sareysay ee sanad ahan la kala siisto qiimihiisa

Xiligan aan hada war bixintan qoreyno bitcoin waxaa la kala sisanayaa $9.700, taas oo ka dhigeysa in uu kor u kac san yahay ilaa 7%

ka ag dhawaanshaha, soo tabashada $10.000 inkastoo dib uga soo laabtay oon imanay eeriyada $9.000  waxay tilmaamey saa, in darbiyadii $9.200 iyo $9.500 in ay noqdeen darbiyo jiiristoodu fudeyd noqotay

Bitcoin ayaa ku wajahan in uu tago qiimo aad u sareeya

bitcoin sanadgarafah

xogta tradingview

Isu cel celinta guud ee lacagaha kiribto, ayaad ka dareemeysaa in bitcoin wajahayo qiimihii ugu sareyay ee sanadkan, la kala siisto

Waxana la tilmami karayaa $10.500 eeriyada ah, in uu ku jiro darbi muhiim ah  balse ku xiran hoos u soo dhicii ka imaaday $13.800 sanadkii la soo dhafay ee 2019

qaar kale oo indho indheyayasha ka mid ah, ayaa tilmamaya in in qiimaha bitcoin malmaha soo socda laga yaabo in uu tago

bticoingarafkaqiimahan

xogta tradingview

Hadii sidan suuqa gacanta ugu sii jiro dadka donaya in qiimuhu kor usii socdo kuna darso, in aan eegno garafka R/S  bisha asbuuca iyo EERIYADIISAN  haduu haysto $9.350 waa mac quul in uu tago bitcoin $10.500

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply