Bitcoin Oo $48.000 Ka Dulmaray Tariikhda Markii Ugu Horeysay iyo Sababta Halkan Ka Ogow

Bitcoin ayaa markale dunida tusay tariikh cusub oo qiimihiisa la kala siisanayo. kadib markii qiimihiisu uu gaaray $48.481 dolarka mareykanka ah. sara ukacan ayana yimid kadib. markii shirkada labaad. ee dunida ugu wayn adeega lacag bixinta. ee mastercard baahisay in ay adeeg gooda lacag bixinta ku soo kordhinayaan lacagaha dhijitaalka ah ee kiribto.

 

Dhanka kale bankiga ugu facwayn bankiyada wadanka mareykanka. ee BnY Mellon, ayaa sheegay in ay haysanayan bitcoin una dirayaan macamiishooda. ama gadanayaan. oo hantidooda qayb ka mid ah uu noqonayo bitcoin.

 

Muqaalkan ayaan warbixintan iyo warbixino kalaba kulafa gureynaa halkan ka daawo.

 

Bitcoin Oo $48.000 Ka Dulmaray Tariikhda Markii Ugu Horeysay iyo Sababta Halkan Ka Ogow

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply