Bitcoin Mar Haduu Darbigii $9.600 Tagay Waxa Xiga Hadafka $10.000

Sariflayaasha Suuqa Bitcoin Aya manta oo qamiis ah la arkayey iga oo kala siisanaya bitcoin meshii ugu sareysay mudo labo bil ha, kadib markuu ka soo dul tilaabay bitcoin qiimaha $9.500,

Dhab ahaan tii marka loo eego bitcoin qiimahiisu in uu ka dul tilaabo $9.500 waxay tani u tahay in sariflayasha doonayaan in suuqu sare u kac sameeyo, rajo wanaagsan ayeyna ka qabaan sariflayaashu hadafkoodan,

Bitcoin ayaa garacaya albabka hore ee eriyada $10.000

xaalka lacagaha kiribto

                           xaalka lacagaha kiribto xigasho coin360

Marka la eego xogaha laga helayo shabakada coinmarketcapka, hadii dib uraacis lagu sameeyo qiimaha BTC/USD, waxaad arkaysaa in uu kor u dhaafay calamadii darbig ahayd ee $9.500, taas oo ahay meeshii ugu sareysay ee ilaa bishii febarayo 24dii,

Kadib markii uu mudo asbuucyo ah uu bitcoin ku noq noqonayey $8.000, ayaa mar qura la arkay isagoo si xawaaro leh ku tagay $9.000, kadib na waxay ba hada noqotay in mudo dhowr bila ah meshii ugu sareysay uu tago oo ah $9.630,maanta lagu kala gatay.

Faaiidada bitcoin

                              Garaf maalin ah xigasho CoinmarketCap

Asbuuc ahana faaiidada maal gashtayasha bitcoin, marka aan eegno waxan arkeynaa faaiido gaareysa ilaa 9.2%,  halka marka la eego sanad ahana xitaa dahabka uu ka faaiido wanagsanyahay, iyo dhamaan suuuqyada kale ee dunida  sanad ahaan ilaa 34%.

Sidan warbixinadi kiribto somali tv, aan idinkula wadaagaynay bitcoin waxa uu kujiraa xili tijaabo kala bax u socota, marka loo eego suuqyada dunida inkastoo hadane ay jiran talaabooyin mararka qaar nooga dul xirma suuqyadaas,

Balse $9.500 waxay ahayd barbi adag mudane la taagnaa mala tagi doonaa, Inkastoo hada la dul maray, macna heedu waa rajo wanaag  laga qabo, in hoos u dhicii bilooyinka fara badan jiray gaba gabadiisii la joogo, ka hor kala barka bitcoin, waa macquul in bitcoin lagu arko $10.000

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply