Binance Waa Wax Laga Xumaado In Barclays Bank Uu Macaamiisheena Xanibo.

Afhayeen u hadlay suuqa wayne ee sarifka lacagaha kiribto ee binance ayaa sheegay Financial Conduct Authority’s uk.ay xoojineysay limidka suuqa xaga lacag geynta ama BML oo ah shirkad kale si madaxbanaan ula shaqeysa suuqa wayn ee binance.

 

Bankiga wayn ee Barclays. Ayaa maanta baahiyay in dhamaan macaamiisha guud wadanka ingiriska aysan la dhaqmi kareyn suuqa sarifka ee binance go.aankan ayaana afhayeenka u hadlay binance ku sheegay mid faham la aan ah bankiguna si qaldan uu go aan u qaatay, Financial Conduct Authority’s waxay ka hadashay  dalabaadkeeda dhinaca limid u yeelida adeega binance ee uk. gaar ahaan shirkadan kale ee ka madaxa banan binance.

 

Warbixintaan iyo warbixnino kale waxan ku eegaynaa muqaalkan halkan ka daawo..

WARARKA LACAGAHA KIRIBTO.LACAGAHA DUNIDU WAA DHAC. TAAJIRKA 3.AAD AYAA TAGAN.Barclays.OO ALBABADA

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply