Afhayeen u hadlay suuqa wayne ee sarifka lacagaha kiribto ee binance ayaa sheegay Financial Conduct Authority’s uk.ay xoojineysay limidka suuqa xaga lacag geynta ama BML oo ah shirkad kale si madaxbanaan ula shaqeysa suuqa wayn ee binance.
Bankiga wayn ee Barclays. Ayaa maanta baahiyay in dhamaan macaamiisha guud wadanka ingiriska aysan la dhaqmi kareyn suuqa sarifka ee binance go.aankan ayaana afhayeenka u hadlay binance ku sheegay mid faham la aan ah bankiguna si qaldan uu go aan u qaatay, Financial Conduct Authority’s waxay ka hadashay dalabaadkeeda dhinaca limid u yeelida adeega binance ee uk. gaar ahaan shirkadan kale ee ka madaxa banan binance.
Warbixintaan iyo warbixnino kale waxan ku eegaynaa muqaalkan halkan ka daawo..
Maxay kula tahay aragtidada noo reeb mahadsanid
Comments (No)