10 Calamadood Oo Ethereum U Horseedaya In Uu Tago Qiimihiisa $10.000

Bilowgii sanadkan Ethereum waxay u ahayd sanad wanaagsan oo mowjado qiimaha koynka kor usoo qaaday ay soo mareen, Ethereum ayaa ka soo kacay $720 dollar wuxuuna gaaray $4100

 

Waxay ahayd fursad maalgashtayaal fara badan ay kawada faaiideysteen balse xiligan la joogo ayaa hadane waxaa jira hilaaca fursado kale oo laga filan karaayo in eth dad farabadan ka faaiideysan karayaan indho indheeyayaal fara badan ayana qaba in ay jiraan calamado 10.gaaraya oo eth u horseedaya in uu qiimihiisa gaaro $10.000 oo dollar

 

Qodobka koowaad ee eth u horseedaya gaarista hadafkaas ayaa ah Ethereum in uu maanta yahay netwooga ugu wayn dhinaca fee.ga xitaa hadii bitcoin lagu daro tas oo ka dhigeysa qiimahan midku tusaysa sida dadku ugu baahanyihin isticmaalka netwooga Ethereum

fee.ethereum

 

Warbixintaan iyo wararkii ugu danbeeyay dhinaca gudaha kiribto iyo koynanka aan isleenahay fursado dhinaca sarifka ah ayaa ka jira ayan muqaalkan idinkula wadaagaynaa halkan ka daawo warbixinadan oo dhameystiran

WARARKA LACAGAHA KIRIBTO. 10 SABAB OO ETHEREUM10.000

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply