Sida aan la socono sanadkan lacagaha kiribto dhamaantood cirka ayey isku shareereen inkastoo koyn walba 10x laga heleyn ayaa hadane marka ka fiiriyo garafka bitcoin dhinaca waydiinta suuqa ayey 50% uu bitcoin ka hoos maray waxayna taas keentay indho indheeyayaal badan oo rer kiribto ah qabaan
in wali lacagaha loogu yeero altcoins.yadu ka jirto fursad ah in dhaqankoodii 2017 oo kale ay dib usoo celshaan taas oo ka dhigaysa in sara ukaca sanadkan aan aragnay in uu wali yahay mid bilow ah
Dhanka kale koynka xrp. Ayaa todobaadkan waxaa kajira fursado dhinca sarifka ah waxana laga filan karaa 1.75 dollar ilaa 1.90 garafyo kala duwan oo arimahan muujinaya ayana ku eegeynaa
muqaalkan iyo warar kale oo ku saabsan xaalka Ethereum iyo seedify.fund oo 28.bishan update muhiim ah uu ka soo socdo halkan ka daawo wararkaas iyo xuuraanta suuqa intaba
Maxay kula tahay aragtidada noo reeb mahadsanid
Comments (No)