Waa Sidee Xaalka Lacaga kiribto Gaar Ahaan Altcoins.yada 2021 Sara Ukaca Dhinaca Suuqa…

Sida aan la socono sanadkan lacagaha kiribto dhamaantood cirka ayey isku shareereen inkastoo koyn walba 10x laga heleyn ayaa hadane marka ka fiiriyo garafka bitcoin dhinaca waydiinta suuqa ayey 50­% uu bitcoin ka hoos maray waxayna taas keentay  indho indheeyayaal badan oo rer kiribto ah qabaan

 

in wali lacagaha loogu yeero altcoins.yadu ka jirto fursad ah in dhaqankoodii 2017 oo kale ay dib usoo celshaan taas oo ka dhigaysa in sara ukaca sanadkan aan aragnay in uu wali yahay mid bilow ah

 

Dhanka kale koynka xrp. Ayaa todobaadkan waxaa kajira fursado dhinca sarifka ah waxana laga filan karaa 1.75 dollar  ilaa 1.90 garafyo kala duwan oo arimahan muujinaya ayana ku eegeynaa

xrpiyomaanta

 

muqaalkan iyo warar kale oo ku saabsan xaalka Ethereum iyo seedify.fund oo 28.bishan update muhiim ah uu ka soo socdo halkan ka daawo wararkaas iyo xuuraanta suuqa intaba

WARARKA LACAGAHA KIRIBTO

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply