Fidelity Investments, Citadel Securities and Charles Schwab Corp, oo suuq lagu kala sarifo kiribto..

Lacagaha kiribto ayaa malinba maalinta ka danbeysa waa soo kordhaya shirkadaha la dhaqmaya gaar ahan shirkadii dhaqaalaha dunida ugu waawayn kusoo oo ka soo kala cararaya burburka ku socda nidaam dhaqaaleedka dunida.

Fidelity Investments, Citadel Securities and Charles Schwab Corp. sedexdaan shirkadood oo kaliya mahan shirkadaha doonaya in ay maalgashtaan lacagaha kiribto gar ahan bitcoin

waxasa jiro shirkado bitcoin u isticmaala in ay hantidooda ku keydsadaan ayagoo ka cararaya sicir bararka baahay ee dunida ay wajaheyso iyo dhaqaalo ximida warbixintan iyo wararkale oo suuqa manta ku saabsan muuqaalkan ayan ku falanqeyneynaa halkan ka daawo..

cabsida suuqa ilaa intee sii soconkartaa 3.shirkadood oo suuq lacagu sarifo kiribto furanaya wararka

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply