Iyadoo Hormuudka lacagaha kiribto ee bitcoin, la kala siisanayo qiimo ahaan $9.570 ayuu asbuucan ahan soo qaaliyoobay 13% wuxuu hoos ahan qiimihiisu, gaaray ilaa $8.550 bilowgii bishan hoos u dhacyadii uu suuqu la kulmay.
Balse indho’indheeyayaasha lacagah kiribto gaar ahan bitcoin, ayaa sheegaya hadii bitcoin darbiyada adag ee sugaya uu jaro, in sanadkan uu noqonayo, koynku mid qiimo noogu danbeysay, 2019 lagayaabo in uu gaaro in bitcoin la kala siisto,
Warbixintaan iyo warbixino kale oo la xiriira arimaha suuqa, ayan muqaalkan ku eegeynaa waxana ka mid ah
Sadaal tiilmaameysa hadii Ethereum uu ka talaabo darbigan $248 qiimihiisa uu kor usii kac sameyn karo ilaa $280 ama $300
Halkan ka daawo garafyada iyo xogaha la xiriira warbixintaan
Waxbadan Ka Ogow Sababta Muhiim Utahay In Bitcoin Qiimihiisa Uu Kor u Dhaafo $10.500?
Maxay kula tahay aragtidada noo reeb mahadsanid
Comments (No)