Waxbadan Ka Ogow Sababta Muhiim Utahay In Bitcoin Qiimihiisa Uu Kor u Dhaafo $10.500 Maxaase La Filan Karaa

Iyadoo Hormuudka lacagaha kiribto ee bitcoin, la kala siisanayo qiimo ahaan $9.570 ayuu asbuucan ahan soo qaaliyoobay 13% wuxuu hoos ahan qiimihiisu, gaaray ilaa $8.550 bilowgii bishan hoos u dhacyadii uu suuqu la kulmay.

 

Balse indho’indheeyayaasha lacagah kiribto gaar ahan bitcoin, ayaa sheegaya hadii bitcoin darbiyada adag ee sugaya uu jaro, in sanadkan uu noqonayo, koynku mid qiimo noogu danbeysay, 2019 lagayaabo in uu gaaro in bitcoin la kala siisto,

Warbixintaan iyo warbixino kale oo la xiriira arimaha suuqa, ayan muqaalkan ku eegeynaa waxana ka mid ah

 

Sadaal tiilmaameysa hadii Ethereum uu ka talaabo darbigan $248 qiimihiisa uu kor usii kac sameyn karo ilaa $280 ama $300

Halkan ka daawo garafyada iyo xogaha la xiriira warbixintaan

 

Waxbadan Ka Ogow Sababta Muhiim Utahay In Bitcoin Qiimihiisa Uu Kor u Dhaafo $10.500?

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply