War Deg Deg ah: Bitcoin Ayaa Ka Fal Celishay Go’aankii Ugu Dambeeyay Ee Fed…

Fed-ka waa hey.ada daabacda lacagta dollarka ee dowlada mareykanku ku shaqeyso iyo dunida inteda badan waxeyna go’aansadeen in ay  san hoos u dhigin ribada oo hada joogta 4.25-4.5% ka dib  kulankoodii ugu horreeyay ee 2025.ka Go’aanku wuxuu ahaa mid aqlabiyad leh. Tani waa joojintii ugu horeysay ee ay sameeyaan Fed ka dib markii ay sadex jeer hoos u dhigeen sicirka ribada. Sida an horey idinkula wadaagnay, go’aankan waxaa si ballaaran u filayay dhamaan bulshada  suuqa.

kana falcelshay go aankii fedka

Bitcoin ayaa hadda ka sarreysa $ 102,000 isweydaarsigiisa sida an ka asoo xiganay suuqa Bitstamp ka dib go’aankii ugu dambeeyay ee sicirka bitcoin, oo hoos u dhacay 0.2%

Bishii Diseembar, Bitcoin wuxuu la kulmay saxitaan dhinaca qiimaha ah ka dib markii Fed uu tilmaamay inuu hoos u dhigi doono fududeynta sicirka ribada sanadka soo socda.

Fed-ka ayaa si ballaaran loo saadaaliyay inuu hirgeliyo sicir-dhimis bishii Janaayo sababtoo ah isbeddelka sicir-bararka. Guddiga Suuqa Madaxa banaan ee Federaalka (FOMC) ayaa sheegay in sicir bararka uu weli “xoogaa sarreeyo”, taas oo muujineysa in hada suuqu u badan yahay in uu helo awood. Ganacsatadu waxay hadda filayaan in Fed-ka uu dib u bilaabi doono dhimista sicirka ribada bisha Juun.

Comments (No)

Leave a Reply