canshuuraha culus ee Trump saaray Kanada, Mexico, iyo Shiinaha, oo keenay in burbur culus ku dhaco suuqa crypto. Ma tahay waqti ku haboon in la iibsado koynanka $ETH, $SOL, iyo $SUI?
35% hoos udhaca usbuuca dhamaadkiisii garay $ETH
Qiimaha $ETH wuxuu la kulmay hoos u dhac cabsi leh Sabtidii iyo Isniintii. Isagoo ah koyn lacag culus ku jirto marka lo o fiiriyo $SOL ama $SUI, qiimaha $ETH wuxuu ahaa midka hoos ugu dhacay.
Sida ka muuqata jaantuska ama garafka maalinlaha ah ee kor ku xusan, sicirka ayaa hoos u dhacay 35% laga soo bilaabo Sabtida, marba marka ka danbeysana hoos ayuu usocdey ilaaI sniinta. Hoos udhacan ayana dhafay taageerada ama darbigii ugu weyn ee garafka ee 2,150$. Halka hoosane waa 0.786 Fibonacci oo ah $2000.
Sidaa darteed, waxaa la qiyaasi karaa in hoos udhacay qiimaha $ETH. Si loo kordhiyo aragtidaas, qiimaha ayaa dib u soo kabsaday wax yar $ 2,600, taas oo ah 20% kor u kac ka soo sameyay dhanka hoos.
Halka 2,150 doolar ay ahayd meeshii laga bilaabi lahaa iibsashada markale. Waxeyna hada u mquuta hadii aad wax iibsaneysid, $ETH runtii ma u qalmaa marka ay jiraan waxyaabo kale oo iibsasho ahaan ka wanaagsan? Sidoo kale, iyadoo suuqyada caadiga ah ay iminka furmayaan, waxaa jiri kara in qiimuhu noqon kara mid wali hoos udhac sameyn karaya
Mala filan karaa in $SOL u darbi ka helo taageerada $202 ee ugu weyn ee iska caabinta u ah?
In kasta oo aysan jirin horyaal la mid ah $ ETH dhinaca hoos udhacan hada hogankeda haya. $ SOL waxay la kulantay 24% hoos u dhac isla muddadaas. Tani waxay hoos u dhigtay qiimaha iyada oo lageyay ilaa $ 185 oo darbi adag unoqotay, iyo sidoo kale 0.618 Fibonacci. Qiima tilmaamaha oo uu kabsaday, laakiin waxa kaliya ku guuleystey inuu xaqiijiyo taageerada weyn ee $ 202 oo hada u ah iska caabin cusub, illaa iyo inta uu ka hooseeyo inta ka hartay Isniinta. Darbiga weyn ee xigta waa $160, iyadoo 0.786 Fibonacci ay ka hooseyso tan $150.
Inkastoo ay weli jiri karto hoos u dhac ku yimaada $SOL, dhammaan muddada gaaban ee Stochastic RSI, ilaa maalinlaha, ayaa hadda hoos u dhacay. Tani waxay tilmaamaysaa in kor u kaca hadda jira uu sii socon karo.
Isbedelka 41% ah oo ah mid weyn ee uu galay $ SUI: Miyuu sii socon doonaa?
$SUI wuxuu ahaa kii ugu badnaa ee ka faa’iideystay shabakadaha ugu sareeya ee lakabka ama layer 1ka.blockchainka. Si kastaba ha noqotee, ka dib markii uu galay hoos udhac 41% isbedelka kaliya inta lagu gudajiray usbuuca dhammaadey iyo Isniinta, sara ukicii cir isku sharerka ahaa ee $ SUI wuxuu ku soo laabtay qaybaha hoose isagoo ka kulmay qiimo dhac gariir leh.
Sida ku cad shaxda kor ku xusan sicirka hoos ayuu ugu dhacay 0.618 Fibonacci, run ahaantiina waxay noqon kartaa talaabo caafimaad leh. Qiimaha ayaa dib uga soo kacay halkaas, laakiin waxaa diiday dhinaca hoose ee isbeddelka suuqa oo kaa lifay kor u kaca yar.
Sida uu tilmamayo garafka $SOL, $SUI RSI Stochastic RSI dhammaantood way hooseeyaan, iyadoo farqiga ugu weyn uu yahay in toddobaadlaha Stochastic RSI uu sidoo kale hooseeyo. Marka hoos u dhacan laga dhadaamo, waxaa laga yaabaa in $SUI mar kale noqdo hogaanka suuqa gar ahaan lakabka ama layer 1ska kor sida wayn ugu kaca.
Comments (No)