Sidee La igu Soo Diri Karaa Bitcoin

Si aad u hesho Bitcoin, kaliya u sheeg qofka soo diraya cinwaankaaga Bitcoin’ka kaas oo aad ka heli karto boorsooyinka Bitcoin’ka.

Waa maxay cinwaanka Bitcoin?

Cinwaanka Bitcoin waa aqoonsi dijitaal ah oo lamid ah akownkada bangiga ee  Bitcoin’ka. wuxuuna u eg yahay akown bangi, shabakada Bitcoin Cinwaanadeda waxaa sameeya softiweerada bixiya boorsooyinka Bitcoin.

Waa sidan oo kale  cinwaanka ama boorsada Bitcoin sida ay u eg tahay

bc1q2sx7eq7mhj7827uaje3ff8sycsplfye3lk0tez

Sideen ku ogaan karaa cinwaankeyga Bitcoin?

Waxaad ka heli kartaa cinwaankaaga Bitcoin-ka app-ka boorsooyinka Bitcoin.

Hababka isticmaalka lacagaha Bitcoin wallet-ka waa ku kala duwan yihiin, laakiin cinwaankaaga Bitcoin ayaa markasta lagu soo bandhigi doonaa appka dhexdiisa.

Sideen dadka ugu sheegaa cinwaankeyga Bitcoin?

Aaladaada Bitcoin waxay kuu ogolaaneysaa in aad cinwaankaaga ama boorsada Bitcoin’kada ka heli kareysid app’ka aad isticmaleyso adigoo ka, kobiyeysanaya uguna diri kara qaab imail ah  ama qaab sawir ah ama qoraal ahan app,ka dadku kuwadaagan qoralada.

Boorsooyinka badankooda waxay ku siinayaan nooc koodh ah oo ah cinwaankaaga ama boorsadada Bitcoinka. Haddii aad isla goob joogtaan, qofka wax diraya ayaa iskan baarka. QR code-ka. ku qadan kara isagoo helaya ciwankada oo saxan.

Ma heli karaa bitcoin oo aan ku shubo to ciwaanka suuqa safirka aan ku leeyahay?

Haddii aad isticmaaleyso suuqa sarrifka loo yaqaan ‘cryptocurrency exchange’ ama ‘dulaalada crpyto’ sida binance halkaas oo aad sidoo kale ka iibsan karto BTC, howshu waa isku mid sida kor ku xusan, tusaale ahaan, hel cinwaankaaga Bitcoin oo u sii dir qofka dirsadaha ah. Markaad Bitcoin’ka hesho oo accounkada suuqa sarifka in uu ka soo muuqdo, waa inaad sugto inta maamulka suuqan  xaqiijiyo in uu saxyahay in ay Bitcoinkas milkiyeen ka dibna ay kasoo muuqato koontadaada. Tani waxay qaadan kartaa ilaa 30 daqiiqo marka loo eego haddii aad ku hesho bitcoin-kaaga boorsada aad gacanta ku hayso tusaale ahaan boorsada bitcoin’ka.

Ma amaanbaa in aan bixiyo cinwaankeyga Bitcoin’ka?

Waxaad si amaan ah u siin kartaa cinwaankaaga Bitcoin’ka asxaabtaada, qoyskaaga, iyo dadka aad taqaano. qofna ma xadi karo Bitcoin kaaga iyadoo isticmaalaya kaliya cinwaankaaga Bitcoin’ka, Waxay u baahan yihiin cinwaankaaga iyo furahaaga gaarka ah. laakiin waa inaad ogaataa, in shabakada Bitcoin ay dadweynaha u furan tahay, qof walboo yaqaan cinwaankaaga Bitcoin si fudud ayuu ku ogaan karaa inta Bitcoin ee aad adigu ku heysato isagoo ka dhax raadinaya xarunta diwanada bitcoinka laga dhax eego wuxuna sameyn karaa in cinwaanka latago sidoo kale wuxuu ogaan karaya inta jeer eed ciwankaas wax ka dirtay ama laguugu soo diray dhinaca dadka jecel amanka marwalba ma isticmaalan hal ciwaan ama akown oo bitcoin ah marwalba waxey badalacan ciwankoda si hadii la eego loo ogaan isticmaalkoda iyo xogohooda gaarka u ah.

Comments (No)

Leave a Reply