Shirkada CBOE Dalbadey Codsi Ah In XRP ETF Ah…

Isweydaarsiga Suuqa saamiyada ee Cboe wuxuu Maanta  gudbistay codsi lifaaqiisu yahay 19b-4 XRP ETFs ah, isagoo codsigan ku matalaya shirkada kal ah 21Shares, Bitwise, WisdomTree iyo Canary Capital.

CBOE suuqaan ayana lifaaqan ku xusey doonistooda ah 19b-4 in codsigoodan sameynayo in maamulayaasha hantida sare ee XRP ETF,ka ku doonayaan in  Guddiga Amniga iyo Sarrifka Mareykanka (SEC). Gaar ahaan, 19b-4s oo ah mid ugaar ah shirkadahan kala duwan Bitwise, Canary Capital, 21Shares iyo WisdomTree.

XRP ETF’ ayana u muuqda in Dhawan mareykanka laga sharciyey karaayo SEC

Marka la eego 19b-4, XRP ETF-yada shirkadahaas waxay u hoggaansami doonaan Xeerka BZX ee 14.11 (e) (e). 19b-4s guud ahaan waxaa loo arkaa inay tahay tallaabadan mid  ku wajahan ansixinta isbedelka xeerka sharciyada iyo isbadal ku  yimaada masuuliyiinta sharci gareyayaasha ah.

Sida weriyaha Fox Business Eleanor Terrett ay ku sheegtay barteeda X, 19b-4 in la baahiyay ogeysiis rasmi ah oo loogu talagalay SEC’tiga si loogu oggolaado liiska XRP ETFs suuqa Cboe. Haddii nidaamiyaha suuqyadu aqbalo dalabkan, tirinta 240-maalmood ee oggolaanshaha ayaa bilaabmi doonta. Sida laga soo xigtay falanqeeyayaasha suuqa, fursadaha oglaanshaha ayana ah mid rajo sare laga qabo,

iyadoo la tixgelinayo go aankii lamid ka aha kan ee guddiga dhawaan aqoonsaday 19b-4 ka Grayscale Investments.

gudiga SEC’tigu waxay hadda raadineyaan faallooyinka dadweynaha ee ku saabsan soo jeedinta Litecoin ETF, taasoo calaamad u ah bilowga rasmiga ah ee habka ansixinta.

Comments (No)

Leave a Reply