BlackRock Spot Bitcoin ETF Oo Gatey 5250 BTC Ah

BlackRock suuqeeda Bitcoin (BTC) ETF.ka oo laga dareemayo qulqul ballaaran ka dib. dib u soo kabashada suuqa. Bitcoin ETFs waxay keentay in  baahida hay’adaha waaweyn u qabaan hantida crypto tan iyo markii mareykanku hey’adiisa Securities and Exchange Commission (SEC) ay ansixiyay sharciga ETF.ka

Soo galitaanka lacagaha ayaa kor u qaadmay wadarta kiribto suuqa ee dijitaalka ah oo ka sarreysa $ 3.3 tiriliyan, oo kasbatay in ka badan 4% saacadaha ganacsiga Mareykanka maanta.

Baahida BlackRock ayaa kor u kacday suuqooda la dhaho

BlackRock’s iShares BTC Trust (IBIT) waxay diiwaan galisay 5,250 Bitcoins 24-kii saac ee la soo dhaafay. Tani waxay muujineysaa baahida suuqooda sii kordheya ee BTC iyo hantida kale ee loo yaqaan ‘crypto assets’, Soo galitaanka BlackRock wuxuu ka sarreeyay wax soo saarka maalinlaha ah, ee bitcoin taasoo calaamad u ah dalab sare oo hay’adeed waaweyn ay dib u bilaabaan uruursa shada btc.

Xogta laga helay shirkada ‘Farside’ waxay muujineysaa in wadarta qulqulka 16kii Janaayo ay ahayd $ 626 milyan, iyadoo IBIT iyo ArkInvests ARKB ay xakameynayaan jaantusyada ama garafka. IBIT waxay qabatay 85% dalabka gadashada, halka kan dambe uu gateen $ 155 milyan isla waqtigaas. Xaddiga IBIT ayaa ka sarreeya maalgashadayaasha hay’adaha waaweyn iyo wax soo saarka BTC. Sanduuqa ayaa diiwaan galiyay 12 jeer wax soo saarka maalinlaha ah ee 450 Bitcoin.

Dhanka kale, Fidelity’s FBTC waxey heleen $4.4 million, halka Bitwise’s fund uu soo jiitaymagaamiil cusub helayne $2.7 million. Balse BlackRock ayaa ah suuqan kan ugu  caansan maalgashadayaasha badankood tan iyo markii la bilaabay. Suuqoodawaxaa gashay in ka badan $ 55.6 bilyan oo hanti ah oo hoos yimaada maamulka (AUM), oo u soo bandhigaya maalgashadayaasha caadiga ah Bitcoin. BlackRock’s dalabka loogu talagalay ETF ee 2023 ayaa kor u qaaday xiisaha shirkadaha kale ee caadiga ah ee soo gudbiyay codsiyo la mid ah.

Ansixinta ka dib, kororka codsiyada iyo baahida loo qabo bitcoin ayaa kiciyay kenayna kor u kaca, taasoo keentay in qiimaha bitcoin uu gaaro heerkii ugu sarreeyay abid oo ka sarreeya $ 73Kun 3.dab bil ee ugu horeysay sanadkii  2024. Dhanka kale,

Waxaan haynaa ninka ugu taajirsan adduunka oo ku biiraya awoodaha madaxweynaha si uu u bilaabo da’da dahabka ah ee tikniyoolajiyadda soo baxda BTC ETF.ka, waa bilowga ugu guulaha badan ee ETF ee waqtigan oo dhan Istaraatiijiyada keydka qaranka ama Crypto Reserve waxey kor uqaadeysaa filasho sare,

Guusha suuqa cusub ee EFT,ka Bitcoin waxay kordhisay rabitaanka maalgashadayaasha, taasoo keentay baahida loo qabo altcoin.yada in ay bataan  Ka dib markii la bilaabay Ethereum ETF, dhowr shirkadood ayaa soo gudbiyay codsiyada Solana iyo XRP. Korodhka rajada ayaa sidoo kale horseeday qulqulka hanti badan gasho koynankaas  ka hor inta aan la gaarin sharciyada la filayo ee crypto.

Inkastoo maamulka hada jira uu cadaawad u muujiyay suuqa, Donald Trump wuxuu balan qaaday qaab suuq geyn ah, isagoo siinaya maalgashadayaasha kalsooni. Baahida loo qabo alaabta XRP ee Mareykanka ayaa ah arrin muhiim u ah kororka degdegga ah ee qiimaha.

Comments (No)

Leave a Reply