Qiimaha lakalasiisanayo bitcoin oo sii qaali yoobay ilaa $9.000 na lagu arkay 29 april ayaa suuqa way nee sarifka Binance ninka madaxda ka ah uu sheegay in suuqoodu gaaray lacagta laysku dhax dhaafsaday ilaa $11 bilyan 24kii saac ee la soo dhaafay taas oo ah markii ugu horeysay oo suuqa Binance la isku dhax dhaafsado lacag intaa la eg
Changpeng Zhao oo ah madaxa suuqa sarifka Binance ayaa intaa kudaray in 2018 suuqooda sarifku mar ka agdhawaaday cadadka lacageed ee manta la isku dhaafsaday suuqooda
Sarifleyda lacagaha kiribtada ayaa iyagoo fikiradooda cabiraya kuwadaagay bartiisa twitterka sheegayne in maalmaha soo socdo lacag inta kabdan suuqa imaandoonto loona baahay yahay in suuqyada waa wayn ee sarifku xamilaan tirada dadka sida wada jirka gadasho iyo iska gadidaba ka sameynaya suuqyada si sistemyadu u istaagin loona diyaar garoobo
Waxana jiro suuqyo hada laga soo warinayo in sistamkoodu cuslaaday marka suuqu sidan oo kale cirka isugu shareero
Balse Binance ayaa lagu amaanay maanta in aan qofne culeys ka daremin suuqooda xiligii uu bitcoin cirka isku shareerayay
Sidaan hore udaabacnay kiribto somali tv dadka ayaa hada daremaya muhiimada kala barka bitcoin taas ayana ah tan ka danbeysa qiimo kacan bitcoin uu sara ukacay taas oo dadkane aad moodo in ay kal sooni ka qabaan
Maxay kula tahay aragtidada noo reeb mahadsanid
Comments (No)