Xog Til Mameysa In Bitcoin Gaari Karo Ilaa $20.000 Dhamaadka Sanadkan 2020

Dhaq dhaqaqyada laga dareemayo suuqyada bitcoinka sida heshiisyada ah, loogu kala sarifo ayaa laga helayaa, xog tilmaameysa in 9%, bitcoin dhamaadka sanadkan 2020 qiimihiisu gaari karo ilaa $20.000

 

marwalba oo bitcoin kala baridiisa dhacdo waxaa inta badan la arkaa in 6 ama 8,bil oo sara ukac ah in bitcoin sameeyo sarifleyda sida, heshiiska ah ama bitcoinka warqadaha ah, kala sarifa, ayaa hada moodaa in ay hadal hayaan, macquul galka ayaga xagooda ah, in bitcoin mudada dhaxe gaari karo qiimo aad usareeya,

xogta ayaana hada ah mid dhinaca suuqayaan bitcoinka warqad ahanta lagu kala sarifto,laga helayo, muqaalkan ayaan ku eegeynaa xaalkaas iyo Meesha laga rajeyn karo.

 

bitcoin dhamaadkasanadkan 2020 qiimihiisu gaari karo ilaa $20.000

Comments (No)

Leave a Reply