Wormhole waxan bixineynaa $322 milyan ee hacker’ku qaatay

Qiimaha la kala siisto koynka solana ayaa hoos udhac aad uculus laga dareemay mar qura habeenimadii xalay kadib markii ay soo baxday in warbixin sheegaysa in hacker uu dhacay 322milyan oo dollar lacag udhiganta, isagoo isticmaalaya buudo isku xirta Ethereum iyo solana oo ay dhiseen shirkada wormhole

 

 

Buundada ay dhistay shirkada wormhole ayaa isku xirta Ethereum iyo solana waxayna macaamiisha isticmala sameyan in koynkooda Ethereum dhaxmariyan buundada kadibne dhinaca kale ee solana ka helayaan ethereumkii ay wateen oo sida solana ushaqeynaya taas oo gudaha kiribto laga dhaho, dibaaji udhigma laga haayo, ama W.eth warbixintan iyo wararkale oo la xiriira xaalka suuqa muqalkan ayan ku falanqeynaynaa..

 

Wormhole waxan bixineynaa 322 milyan ee hacker’ku qaatay

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply