World Economic Forum Oo shirkoodii Sanadkan 2020 Farta Ku fiiqay ChainLink iyo Faa’iidada Uu Dunida.

Matalahan lacagaha kiribto, labadii sanado ee ugu danbeyay hadal hayntiisu badnay, ee chainlink ayaa noqday tokenka ugu wanaagsan, marka loo eego lacagha kale, iyo teknolojiyadiisan cusub ee dunida uu ku soo kordhiyay,

 

Guushan ayaa ah mid xan baarsan fariimo u wanaagsan lacagaha kiribto, ee aan ku ekayn oo qura chainlink, world economic forum, ayaa sanadkan sheegtay in lacagaha kiribto wax wayn dunida ku soo kordhinayaan.

Chainlink ayana sanadkan si aada, farta loogu taagay, kulan koodan 2020 waxayna sheegeen in uu tokenku ka mid yahay tokenada wax wayn, ka badalaya hab dhaqaaleedka dunida, iyo aaminka netwoogyada, iyo xogaha kala duwan hal meel oo aamin ah, oon cidna wax ka badali kareyn ku dhax qoraya.

Dhanka, kale lacagahan kiribto, waa teknolojiyo ku cusub dunida lagana dhax arkaayo, isbadalo aad u waa wayn, oo dunida ay ku soo kordhin karayaan,

 

Bitcoin waxuu mustaqbalka gali karaa, in uu noqdo kan kaliya ee lacagta dolarka, ee dunidan ka ah tan kaliya, ee wax lagu kala qato, uu booskeeda galo, halka Ethereum noqon karo teknolojiyad, lamaha dhaqaalaha dunida, wax ku dul dhisan karaan, dhanka kale xrp, ayaa isna u muuqda mid siistam, ka swift, kala baxa dariishada, wana tan hada kaliftay in xrp, teknolojiyadiisa bankiyo fara badan ay kula midoobayaan shirkada ripple.

Chainlink ayaa hadafkiisu yahay in uu dhiso madada loo yaqaan orakale, taas oo kaliftay in shirkada google la midoobo chainlink maantane waa world economic forum,

Sanad walba kulanka ay isugu imaadan, world economic forum, ayaa lagu qiimeeyaa shirkadaha teknolojiyada dunida, iyo faa’iidada dunida, ay u lahan karayaan sanadkan chainlink ayaa 100 ka shirkadood ee dunida wax ku soo kordhinkara qayb ka ah.

chainlik price

Xogta CryptoCompare

Chainlink ayaa qiimihiisa laga dareemayaa sara ukac 24kii’ saac ee ugu danbeyay, 2.5% waxana laga dareemayaa in xogtan ay qayb ka tahay sara ukaca tokenka.

Indho’indheyayaasha lacagaha kiribto, ayaa tagan in lacagaha altcoinka, qiimahoodu sara ukac laga sugayo xiligaane tahay xiliyo laga  faa’iideysan karo, marka mudada dheer loo eego.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply