Weerar Loo Adeegsanyo Basaase Logu Magacdaray EventBot oo Telfonada Android Dhibaato Kuhaya..

Shirkad baarayaal dhinaca amaanka intarnetka ah ayaa sheegay sa in uu jiro Android Trojan weerar ku ah apapka bankiyada iyo shirkadaha dhinaca kirbto ama lacaga ha kala gudbiya

Malwarekan ama basasahan yaa loogu magacdaray EVENBOT.oo awooda qaybta danbe ee telfonkada in uu ka maamulo waaxyaabo badan oo dan arkayn una gudbiyo burcada intarnetka ee adeegsaneysa wuxuuna ugudbin karaa sida fariimaha aan u isticmaalno 2fa ama xariijinta isticmaalka emailadeena ama bankiyadeena SMSKA ah

 

Sida ay sheegtay Cybereason oo warbaahinta la hadashay EventBot.kan ayaa lagu bar til maameydsaday shirkado badan oo kirbto ka shaqeeya sida coinbase coinmarketcap mycelium wallet coingrecko cex.io blockfolio bitpay iyo appkale oo farabadan

basaabe android wararku ah

basaase werarku ah

Waxaa hada shaki kujiraa boqolal Android Apps oo hada amaankooda aad looga deyrinaayo sababtoo ah malwarekan awodgiis

 

Farsamada ay burcadan  isticmaalayaan ayaa ah mid la ogaaday horaantii bishii aan soo dhaafnay balse kooda ay ku qoreen basaasahan ayaa ha mid aad uga duwan kii hore kaso looga warhayey dhinaca koodka

 

Magacan cusub ee hada burcada internetku isticmalayaan ee EventBot oo basaas u ah burcadan ayaa wuxuu wali yahay mid ay maarwalba burcada dhisatay ay soo horu marshaan oo koodkiisu yahay mid mar walba la cas riyeeyo isla markaane moodalo cusub asbuucwalba ay soo diraan burcadu

 

Cybereason ayaa intaa ku dartay in basaasahan EventBot aadan ku dhax arkeyn Google Play Storeka balse uu isku dhax milaayo apapka sharciga ahe ee laga helo google ka

 

Goobaha laga filanaayo apkan basaaska ah  ayaa ah in uu udhaco qeybta danbe ee telfonkada dhinaca xoga ha guud iyo waxa ku xafidan dhaman telponka iyo qaybaha fariinta ee smska

 

Ogow In lacag badan oo kiribto ah aadku xafidato telfonkada ama suuq sarif mahan wax wanaagsan waxay na kiribto somali tv ku talineysaa in marwalba aad ku dadaasho hadii hanti badan kaga jirto kiribto in aad isticmaasho boorsada aan internetka ku xirmin ee looyaqaan hardware walletyada kala duwan

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (2)

  1. cabdi May 01, 2020
    • Abdi May 01, 2020

Leave a Reply