Waa Sidee Xaalka Lacagaha Kiribto Gaar Ahaaan Bitcoin Ethereum XRP iyo Chainlink

Qodobkaan waxan ku soo qadaneynaa xaalka lacagaha kiribto gaar ahan koynanka kala ah bitcoin Ethereum Xrp iyo Chainlink 24kii saac ee ugu danbeyay wixii iska badalay ama ku soo kordhay madama warar ku saabsan koynankan soo baxayen  iyo xuuraamaha bulshada kiribto

 

Inkastoo suuqa intiisa badan gaduudnaa 24kii saac ee la soo dhafay aan ku bilowno indho indheynta xaalka bitcoin iyo xaalkiisa dhinaca xogaha

Bitcoin

garafka bitcoin

Bitcoin waxaa xiligan la kala siisanayaa $9.355 taas oo ka macno ah in hoos u dhac 0.92% la kulmay 24kii saac ee la soo dhaafay

Sida ku cad garafkan iminka aan aragno 11may waxii ka danbeeyay bitcoin waxuu ahaa mid dhinaca kor usii socday kana soo kacay $8.488 ilaa maanta oo la kala siisanayo $9.355 taas oo ka  macno ah marka dhanka kale laga eego in uu bitcoin kor usoo kacay ilaa 10.21%

Waxan ognahay in uu dhacay kala baristii sedexaad ee bitcoin oo qotayasha ama minerska bitcoin, heli jireen,1800 bitcoin maalintii halka hada ay hela yaan 900 bitcoin tan waxay kalifeysaa in miners badan ay netwooga bitcoin ka haraan hadii aysan heysan koronto raqiis ah oo ka saa cidi kareysa in ay ku qodaan bitcoin qiimahan ama qalab casri ah,oo xoogan

Hada waxan aragnaa in hashrateka bitcoin uu hoos udhac dareemayo taas oo ka macno ah in hawada ay ka baxeen qotayaal qiimaha korontada qaali ku tahay, balse bitcoin netwoog waxaa ku dhiqan aalad marwalba saxda dhibta netwooga marwalba oo la qoto 2.016 block’s ama xirmooyin tiradaas ah waxana lagu qiyaasaa badanaa labo, asbuucba mar in uu isa, saxo netwooga miners’kane waxay inta badan eegtaan isi, sixidan oo kale si netwoogu dhibtiisa uyaraato waxa macquul in hashrate ka bitcoin uu mar kale cirka isku shareero marka minerska maqan hada hawada ku soo laabtaan

Ethereum

garafka ethreum

Ethereum waxaa hada la kala siisanayaa,$200.57 taas oo ka macno ah in uu qaali yahay 1.38% 24kii, saac ee ugu dabeysay,

Hadii sanad ahan la eego ethereum oo safka labaad, kaga jira, listiga lacagaha kiribto ayaa kacay $128.91 ilaa $200.51 waxayne tani ka macno tahay in uu qaali yahay ilaa 55.43% dhinaca doolarka marka loo eego

Maalin nimadii shalay ahayd ayey Ethereum Foundation baare ka tirsan  

 

 Justin Drake sheegay in Ethereum 2.0 laga yaabo in uu hawada soo galo qadan karto sanad ama laba sano ee soo socota in kastoo lagu da’daalayo in uu ka soo hormaro mudooyinkan ayaa hadane waxaa lagu dadaalayaa naqshadeyn tiisa mid casri ah maal’gashtayaashuna marwalba guul ka helayaan sabarkooda mudada dheer

XRP

garafka XRP

XRP waxaa hada la kala, siisanayaa $0.1987 taas oo ka macno ah in koyn ku raqiis yahay ilaa 0.10% 24kii, saac ee ugu danbeyay

Hadii sanad ahan loo eego XRP oo ah koynka safka sedexaad ka ah, listiga lacagaha kiribto ayan sanadkan muujinin guulo wawayn waxaana uu inta badan joogaa isla eeriyadii sanadkan ugu bilowday, $0.1927 ilaa maanta oo la kala siisanayey $0.1987 taas oo ka dhigeysa in uu kor usoo kacay ilaa, 3.11% taas oo maal’gashtayaal badan sheegayan in marka loo eego S&P 500 isla xili ahan ay S&P 500 kor usoo kac day 12.07%

Chainlink

garafka chainlink

Chainlink waa matale ama token xiligan kala sii sanayo $3.686 taas oo ka macno ah in 24kii saac ee la soo dhafay uu soo yaro kacay ilaa 2.75%

Marka loo eego sanad ahan chainlink waa token  listiga lacagaha kiribto kaga jira 12aad wuxuuna ka soo kacay $1.76 ilaa maanta oo la kala siisanayo $3.78 wuxuna soo kacay in kabaadan 109.43%

Maalin nimadii shalay ayey ahayd markii Cryptoraves oo ah twitter aan la kala lahayn botkooda uu shegay in ay la ficil galayaan, oracle’ka chainlink si looga saaro xogaha xarumaha dhexe soo galshaan botka cryptoraves twitter handhalkooda,

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply