Waa Sidee Xaalka Koynanka Litecoin, Chainlink, Eos, Zcash Iyo Jawiga Guud Ee Kiribto

Todobaadyadii ugu danbeyay guda lacaga kiribto gaar ahaan, lacgahan looyaqaan, Altcoin,ayaa dhinaca qiimaha bitcoinka marwalba kor iyo hoosba ula socday, inkastoo bitcoin isku dayay in darbiga $10.000 xajisto balse aysan taas noqon mid hirgasha, bitcoin hada waxaa lagu kala gadanayaa qiimaha, $9.336 hoos ahan wuxuu soo dhacay 4%, 24kii, saac ee ugu danbeysay.

 

Koynanka kala ah Litecoin Eos Chainlink Zcash ayan ku eegeynaa goobaha, aan isleenaahay haduu suuqu kor usoo qaaliyoobo,waxbaa laga faa’iidikarayaa iyo darbiyada hada aan ka gali karno, muqaalkan hoose ayana faah faahinada warbixinadan oo dhameystiran kaga bogan kartaa,

 

Xaalka Koynanka Litecoin, Chainlink, Eos, Zcash

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply