Suuqa Sarifka Gemini Ayaa Ku Soo Dartay Suuqooda Matalaha Basic Attention Token BAT ..

Suuqa sarifka Gemini ayaa ku soo dartay suuqooda matalaha Basic Attention Token (BAT) oo sarifkiisu bilabanayo Taladada soo socoda 5may

 

Wiilashan matanaha ah ee Winklevoss brother’s suuqoodan lacagaha kirbto lagu sarifto ee Gemini ayaa talada soo socota 5may lagu dhex arki donaa iyadoo lagu kala sarifanyo Basic Attention Token ama (BAT) saacadu marka ay k udhacdo 12PM.ETxiliga universal timeka sidaa waxaa bartiisa twitterka ku sheegay Tyler Windklevoss

 

Matalaha Basic Attention Token (BAT) ayaad moodaa in suuqyada laga helayo aysoo kaordhayan gaar ahan guda wadanka mareykanka

bat token

xogta matalaha bat

Qiimaha hada matalaha la kala siisto marka aan ka eegno shabakada coinmarketcap waxan arkeynaa in qiimuhu yahay $0.18 halka lacagta guud ee ku jirta bat tahay $27,53,20,215

Matalahan bat ayaa hada laga helaa suuqyo ay ka midyihiin binance kraken okex iyo kuwa kale wuxuuna tariikh ahana matalahu gaaray ilaa $0.95 9kii jan 2018 ilaa haadan siwacan uma soo kabsan bat oo -80% ayuu meshiisii ugu sareysay ka yahay inkastoo kiribto badan la qabto taas ayaa markan la filan karaa in kusoo darista lagu soo daray suuqan gemini uu kalin ka geysan karayso in qiimihu yaro kaco mada macaamiil iyo suuq cusub oo ku soo kordhay isticmaalka matalaha noqoneyso

 

Bat ayaa suuqa xayeysiinada dhijitaalka ah kusoo kordhiyay teknolojiyad tartan galisneysa shirkadaha google iyo facebookba oo suuqa xayeysinada dhijitaalka ah hor muudka ah balse brave browser ayaa la yimid aragtida ah in xayeysinada dadka doonaya iyo xogaha dadka daabacaba ay si toos ah u macaamilaan iyo Meesha lag asaaro gacanta sedexaad ee suuqan xayeysiintu yeelahay

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply