Shirkadii Boorsada Dhijitaalka Ahayd Ee facebook Usameyneysay Oo U Magac Badalatay Novi

Shirkadii boorsada dhitaalka ahayd sameynteeda, u qaabilsaneyd facebook, lacagtiisa dhijitaalka ah ee Libra, ee la oran jiray Calibra ayaa, hada u magac, badalatay Novi, oo ah xaraf latin ah kana imaaday Novus,

 

Macag Baalashaan ayaa ah, qaab cusub, iyo nidaam casri ah, oo ay ku wajahayaan lacagta dhijitaalka ah ee facebook u doonayo in uu sameysto, inkastoo wali calamadii libra,aysan ka tagin, shirkada ayaana sheegtay,

“inkastoon, ka soo guurnay magaceenii hore, ee Calibra, hadane hadafkeenii ahaa in, aan caawino dadka dunida, sidii ay u heli lahayeen system, dhaqaleed ay awoodan,ka mey naan tagin”

Shirkada ayaa intaa ku dartay, in boorsada Novi, oo kaligeed app, ah dadku awoodaan, in ay ka dirsan karaan, kuna soo dirsan karayaan, lacagta dhijitaalka ah ee libra, taasoo xitaa la ficil galeysa appapka kale, sida Facebook, Messenger, iyo WhatsApp’ka

Novi ayaa Hawada, soo galeysa xiliga netwooga Libra uu diyaar noqdo, waxana jiri doona, in wadamada, qaar noqon doonan kuwa ugu, horeeya, ee adeegan hela, waxayna shirkadu udiyaarisay, caawiyayaasha, macaamiisha oo 24/7 diyaar ah.

 

Mid ka mid ah as’aasayaashii, Libra, iyo Novi, ayana sharaxaad uu ku soo bandhigay bartiisa Twitterka Ku sheegay, Kevin Weil

facebook novi wallet

Facebook ayaa dadaal ba’an ugu jira sidii shirkadu usameyn laheyd lacag dhijitaal ah oo blockchain loo isticmaalayo, balse sharci dajiyayaasha calamka, iyo bankiyada, dunida, ayaa si wayn walaac uga muujiyay halka wadamada qaarne sheegeen in wadan kooda ay ka mamnuucayan lacagtaas facebook hor muudka ka yahay.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply