Sariflayaal Caan Ah Ayaa Hada Indhahoodu Hayaan in bitcoin Ku Socdo $8.100

Dib uga soo labashada uu bitcoin $7.700 shalay dib uga soo noqday

 sariflayaasha bitcoin kala sarifa waxay eeganayaan $8.100

Hadafkaan waxaa ka so keeya darbiyo adag oo uu wajahayo bitcoin

Marka loo eego qiimaha hada laka siisanayo

Sara ukicii shalay bitcoin ee uu darbig adag kal soo kulmay eeriyada $7.700 waxay ahayd mid suuqu aad usoo dhawayay koboca caynkaas ah balse darbiyada adag ayaa jira oo ubahan in suuqu helo hiyi wanagsan oo darbiyadan adag ka hor wareejiya bitcoin

Indho indheyayaal iyo sariflayaal can ah ayaa hada indhahoodu hayaan in bitcoin hadii sidan qiimihiisu uu ahaado ay arkaan $8.100 oo sariflayaal badan hada ku sugayan  

 Sara ukacan bitcoin ayaa dhiseysa darbiyo adag halka sarifleyduna eeganayaan goobo ay dhigtaan qiimahooda si faaiido uga helaan dalabyadooda qiimaha kore ah

Xiligan aan hada qoreyno warbixinta bitcoin waxuu qiimihisa yahay $7.590 kor u kacyare ayana laga dareemayaa 0.50% kadib markuu suuqu dareemay hoos udhac kasoo labashadii darbiga adkaa ee $7.700 wuxuna suuqu hoos u dhaafay $7.500

Qiimahan cusub ee asbuucan uu bitcoin galay ayaa noqoneysa mid sarifleydu hada tagan yihin waa hoos u dhac iyo  sara u kac darbiyo ka dhistay $7.700 ilaa hoosne $7.000 yahay waji cusub oo uu bitcoin galay ilaa uu kor uga jaro oo lagu rajo wayn yahay

Wana taas waxa hada indho indheyayaasha iyo sarifleydu u wada arkaan qimaha $8.100 mid macquul ah inkastoo darbiyo jiran hadane hiigsi rajo wacan ah yahay

Xaalka ayaa kala cadaan doona marka asbuuca sacada universal time ka laxiro halka bitcoin uu ku xirmo tas oo u jiheen doonta in uu kor usii socdo iyo in uu hoos usoo laabtabo

Comments (No)

Leave a Reply