Sara Ukicii Ugu Danbeeyay Ee Bitcoin Ayaa Garafka loo Yaqaan RSI Wuxuu si..

Sara ukicii ugu danbeeyay ee bitcoin ayaa garafka loo yaqaan RSI wuxuu si layaableh usoo kacay kor aqrintiisa waxay yara muujineysaa in xooga dib ugurasho ah uu sameyn karo qiimaha balse waxaa ku hoos jiro in suuqu si xoog leh usoo kabsan karayo oo qiimaha bitcoin uu soo qaaliyoobi karo mudo dhow

 

Marka la barbardhigo sara ukaca garafkan looyaqaan RSI.ga qiima kac yadii hore ee bitcoin waxuu nasiinayaa til maamayasha isku xiran ee qiimaha bitcoin iyadoo bitcoin uu wajahayo kala barida inta bitcoin ee qotayaashu helaan

 

Qiimaha bitcoin sida hada garafka RSI.ga uu sheegayo waxuu gaaray xalad la oran karo aad ayuu uqaliyoobay sara u kicii dhawaa

wixii ka danbeyay 12march oo bitcoin qiimihiisu aadka hoos ugu soo dhacay wuxuu sameyay soo kabsasho orod kujiro waxayna tahay taariikh kale oo mudo intaa la eg kiribto oo idil cirka isku  shareerto ilaa 150% laga soo bilaabo qiima hoodii hoose iyadoo bitcoin uu garay sara ukac ilaa $9.400 inkastoo uu di bug asoo laabtay

 

sara ukacan ayaa tilmamaya in RSI.gu gaarto sanadkan meeshii ugu saraysay waxay ahayd sanadkii hore markii bishii june uu bitcoin tagay ilaa $14.000

marka loo eego sidan garafku tilmamayo waxay uga macno tahay bitcoin in uu sara u kiciisu soo rogaal celinaayo

RSIGARAF

Relative Strength Index garfkan oo loo soo gaabsho RSI.ga aqrintiisu tilmaamayo in aad uu u qaaliyoobay xili bitcoin uu sara ukac ku jiro

Balse garafka ayaa u tilmama sarif layasha xiliyada koynka ay saa id dadku qiima culus kala siistaan iyo xiliga koynka dadku koynka qiimo hoose ku qiimeeyaan

 

Hayeeshee marka ay timaado in bitcoin xiliyada uu saro ukaca ku jiro RSI.ga wuxuu garafkiisu gaaraa meelo aad usareysa qiimahane marwalba bitcoin sara u kiciisu waa sii socdaa intuu garafku tilmaamay kabadan ayaana lagala kulmaa markaas oo kale

Garafka ayaa tilmaama marwalba cabirada kala ah marka koynku garo 70. oo macno ahan ah in qiimo culus lakala siisanayo iyo marka uu hoos garafku usoo dhaco ilaa 30.oo ah qiimo raqiisk ah ayaa lakala siisanayaa  

 

Garafka kore waxaan ka aragnaa calamada gaduudan ee dhaadheer in ay noo tilmamayaan xiliyo qiimaha bitcoin cirka isu shareerayay balse RSI.gane waxay na tusaysaa in ay lasocotay qiimo kacyadaas in kastoo ayka saramareysay cabirka 70.balse waxaa dhaca in RSI.ga oo hoos usocdhacaya in qiimaha bitcoin uu isna kor usii socday

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply