Sara Ukaca Ethereum oo La Filan karo In Uu Sii Socdo Cirka Is ku Shareeridiisa

Sida aan ka arki karno xogta aan ka heleyno tradingview.com Ethereum ayaa kor usoo qaliyoobay ilaa 10% 24kii, saac ee ugu danbeyay waxana hada la kala siisanayaa $245 oo ah eeriyo bishii maarso Ethereum ugu danbeysay.

 

Qiimahan sida aadka ah kor usoo kacay, 24kii, saac ayaa sameyn wayn ku yeeshay suuqyada sida “derivatives”ka, loogu kala gato Ethereum,

ethprice

xogta qiimaha Ethereum tradingview.com

Sida lagu daabacay xog,ay baahisay shirkada skew.com ayaa sheegaysa in ka badan  $2 milyan oo dolarka ah, suuqa qamaarka, ee BitMEX, looga helay dad dhigtay in qiimaha caadiga ah ee Ethereum uu hoos usoo dhacayo, labadii maalmood ee ugu danbeysay, dhanka kale, kala duwananshaha, dhinaca qiimaha ee suuqa BitMEX iyo Coinbase ayaa sarifleyda rajo wanaagsan aad ugaliyay,

Waxana jira sariflayasha  suuqa loo yaqan Ethereum futures contracts,ka ayana hada kala dhiganaya in qiimha uu sara ukac sameynayo,

Qiimahan hada sara ukacay ayana sarifleyda siinaya sadaal ah in suuqu kor usii soconayo asbuucyada soo socda

Mid ka mid ah sarifleyda suuqa  garaf uu soo dhigay bartisa, twitterka ku sheegay in Ethereum wali la oran Karin koynku wuu qaaliyoobayaa, balse hada ethereum uu wajahayo, darbiyo taariiqi ah, oo uu hada galayayo, darbiyadan ayana gadaal kaga xiran darbiyadii sara ukaca markuu ahaa Ethereum dhisay bishii maarso,

garafka ethereum

xogta garafka CryptoMeowMeow

 Hada koynku wuxuu soo dul maray, darbiyo hore oo maristoodu yara adkeyn sida garafka aan ka dareemeyno

 

Waxaa soo kordhaya kalsoonida iyo hadal heynta ethereum waxayna horseedeysaa sara ukac ku yimaada qiimaha koynka la kala siisto, dhanka kale waxaa kordhay lacagaha, dhaxmaraya koynka taas oo qotayasha hada u horseedeysa in isdhaafsiga lacagaha qiimo, fiican ka helaan, waxayna tani horseedi kartaa sara ukac koynka ku yimaada.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply