Sara Ukaca Bitcoin Maanta Laga Dareemayo Maxay Tahay Mise La Socotaa Halka Suuqu Kalsoonidan Kala Yimid..

Waxaa mar qura la arkay, in suuqaa bitcoin uu galay sara ukac dhinaca qiimaha ah, dad badane tagan yihiin armaan aragnaa bitcoin oo la kala siisanayo $11.000.

 

Shirkado waa wayn oo caan ah, ayaa soo kordhayo, oo lacago badan oo dolar ah ku badalanay bitcoin, si qayb ka mid ah keydka hantidooda uu qayb uga noqdo bitcoin, shirkada caanka ah, ee Square, ayana manta shaacisay in ay gadatay bitcoin gaaraya, 4,709 una dhigma $50 milyan.

Waa shirkadii sedexaad oo hantideeda ku kaydsata bitcoin, hore waxaa sidan u sameyay shirkadaha kala ah, MicroStrateg, iyo Waves, waxayna tani imaaneysaa, in uu jiro xuraan ah cabsida lacagta dolarka laga qabo, shirkaduhuna ka sii cararayaan arintaas.

Marka warbixintaan suuqa soo gaartay, maal’gashatayaal badan, ayaa kalsoonidoodii kor uqaaday, waxana jira waxoogaa kalsooni ah oo suuqu helayo, taas oo mudada gaaban, laga yaabo in suuqa ku yeelato isbadal dhinaca qiimaha ah, inkastoo bitcoin darbi adag uu kusugayo eeriyada $11,000.

Garafka laga eego isbad badalka suuqa ayan hoos ah ilaa xiligii kala barka bitcoin uu sacay sanadkan.

isbadbadalka bitcoin

Xogta TradingView

 

Garafka sida aad ka aragtaan, isbadbadalka bitcoin ayaa ah mid hoose adaya ilaa bishii luulyo ee sanadkan, waxana ilaa xiligaas bitcoin ku jiray, in qiimihisu uusan si aada ah isu badbadalin, ilaa mudo asbuucyo ah.

Darbiyada adag ee sugaya in bitcoin ka dul tilaabo $11,000.

qiimaha bitcoin12,00

Xogta TradingView

Sida xaalku yahay hadii suuqu ku sii socdo, waa laga yabaa in darbigu noqdo mid fudud, hasa yeeshee waxaan jirin darbiyo la isleeyahay adeegooda hala sii eego,

 

Sarifleyda ayaa hada sii eggaysa eeriyada bitcoin lag, sugayo, ka dul tilaabidooda, sida $11,100 ama $11,300 kuwaas oo rajo wacan suuqa sii galin karaya, koynan fara badan oo kiribto ahne, qiimahooda sara ukac u horseedi karayso,

Hadii qiimuhu ka dul tilaabo $11,100 ilaa $11,300 goobaha kale, ee laga sii eegi karaayo, in qiimuhu gaaro ayaa ah, ku aadka $12,000. Oo iyane darbi adag nagu sugaayo, hadii adeeg ama isbadal dhinaca qiimaha ah yimaado, waxaan dhinaca hoose ka gaari kareynaa, ilaa $10,000. Wana arki doonaa hadba meeshuu suuqa nala qabto  

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply