Samsung Blockchain Wallet Oo Laga Dhex Isticmaali karo Suuqa Sarifka Ee Gemini Oo Xaruntiisu Tahay Wadanka Mareykanka

Suuqa Sarifka ee Gemini, oo xaruntiisu tahay wadanka mareykanka, ayaa la midoobay shirkada mobilada soo saarta ee Samsung, gaar ahan Mobilkoodan leh app’ka gaarka ah ee la dhaho Samsung Blockchain Wallet.

 

Shirka Samsung waxay dhawaan soo saartay telfono leh boors dhijitaal ah oo ku dhax  sameysan telfonadeeda cusub ee Samsung Galaxy phon’ada

Shirkada Gemini, ayaa barteeda Twitterka ku baahisay la midoobida ay la midooben Samsung Blockchain Wallet.

gemini exchange afsomali

War bixin uu daabacay milkiilaha suuqa sarifka ee Gemini, Tyler Winklevoss, ayuu ku sheegay la ficil galka booro dhijitaal ah ,oon lahayn xarun dhexe oo laga maamulo sida tan Samsung Blockchain Wallet, ay tahay mid dadka isticmaala, Samsung Blockchain Wallet ee ku nool wadanka mareykanka, ay gadan karaan, iskana gadi, karaan Bitcoin, iyagoo isticmalaya Telfonkoda Samsung Galaxy Phone,

Waxuu kaloo intaa ku daray, lacagaha kiribto mahan oo qura, Teknolojiyad, ee waa dhaqdhaqaaq, Xuriyadeed, wana ku faraxsanahay in aan la ficil galno,Samsung oo ah Shirkad aad uwayn malayiin dunida ku noolna isticmaasho telfonada ay soo saarto shirkada, waxayna jaanis, u noqoneysaa dadkaas oo dhan in lacagaha kiribto la ficil galaan

 

Hadii aad tahay qof heysta Samsung Galaxy S10 qaabkan waaye boorsada dhijitaalka ah ee telfonkada Ku dhisan

S10 blockchain wallet

Gemini waxay noqotay, suuqii ugu horeyay oo lacagta kiribto, lagu kala sarifto oo la ficil gala Samsung Blockchain Wallet,ka.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply