Qiimaha La Kala Siisanayo Bitcoin Oo Ku Wajahan $9.000 Iyadoo Kala Barkiisana nagu soo dhaw..

Qiimaha la kala siisanayo bitcoin ayaad moodaa in uu ku wajahan yahay $9.000 iyadoo kala barkiisana nagu soo dhaw yahay

Qiimaha bitcoin ayaa manta 1% laga dareemayaa in uu saro u kacay isku daygiisii in uu kor ujaro $8.950 oo darbi kala soo kulmay

Halka kala barista bitcoin ay ka harsantahay 10 maalmood

Bitcoin ayaa xiligan darbiga $8.950 kula jira hardan uu ku dhaafi lahaa ilaa $9.000 oo iyane darbi kale u ah bitcoin ayaana eeriyadan waxuu isku dayay mudo 4jeer ah balse mar walba wuxuu kala soo kulmaa dharbaaxsho adag

Waa macquul in uu ka gudbo darbiyada ku yara adag bitcoin marka loo eego mudada yar ee ka harsan kala barka bitcoin macnaha dadka qota bitcoin intii ay heli jireen 10daqiqo ayaa la kala bara yaa oo meshii ay ka helayeen 12.5 bitcoin  ah waxay heli donan 6.25 bitcoin ah taasoo hoos udhigeysa sablaayga guud ee bitcoin 50%  

garaf tilmamaya

Marka aan eegno garafka

Marka garafka maalin laha ah la soo qaato waxaad dareemee in bitcoin 1.1618 fibanoji.ga uu la har damayo darbigan $8.958 taas oo u baahan in malin nimada loogu xiro ka kor qiimahan si uu hadafka ilaa $9.000 unoqdo mid si cafimaad ah loo targad gareeyo

Sadaasha marka aan eegno waxan is leenayahay madaama bitcoin hada uu wali heysto kalsoonida suuqa waa u heli karaa ka tilaabida darbiga $9.000

Basle hadii ay noqoto in suuqu dib usoo laabto $8.958 oo darbigisa kore ahaa $9.000

Isna waxaa ka koreya darbi yar oo isna ilaa $9.090 kaas oo rajo galin kaleh eeriyada fibonaji.ga 786 kasoo salka kuhaya darbiyadii bilihii 2 iyo 3 aad ee sanadka

Haduu ka dul maro qiimaha $9.100 waxa darbiga la hiigsan karayo noqonayaa $9.400 $9.500 $9.600 darbiyadan aya dulyaal sida aad garafka ka aragtaan fibanoji.ga1.272

Haduu dhinaca kale qiimuhu usoo rogmo oo darbigan aan haysano jabo waxan darbi hoos ah ka heysana $8.800 balse isku haleyn tisa ayaa ah mid yara liidata waxase jiro darbiyo kale oo la tixan iyaga sida $8.500 $8.400 $8.200 $8.140

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply