Qasnada TETHER Usdt Ayaa Soo Daabacday 80 Milyan Oo USDT Ah Ayadoo Ay Jiraan Qaylo Dhaan…

Qasnada TETHER usdt ayaa soo daabacday 80 milyan oo USDT ah ayadoo ay jiraan qaylo dhaan bulshada kiribto ka muujineyso  kadib markay gudiga qasnada tether soo daacabeen 160 milyan qiimo kicii dhawaa ee bitcoin

 

Gudiga qasnada tether ayaa hada ku dhaw lacag gaaraysa $8 bilyan oo dolar oo tether ah ayeyna lacagtooda guud ee qasnada ku jirt kusocotaa tani waxay keentay buuq ilaa iyo hada ka tagan gudaha bulshada kiribto iyo xitaa hey,adaha sharciga sida dacwad oogaha magalada new work oo ku dhagan shirkan

 

Lacagta guud ee ku jirtay tether usdt waxay ahay bishii 3aad e sanadkan $6 bilyan balse iyadoon bil ka soo wareegan ayey hadane 19 bishii 4aad $7 bilyan tasoo hadane 11 maalmood ka hore koynka ku soo korortay $837 milyan

Guddiga qasnada tether USDT ayaa wajahaya eedaymo ka imanaya bulshada kiribto

tether usdt

Soo daabicidii lacagtii ugu danbeysay ee tether waxay bulshadu bilaabeen in ay aad uga biyo diidan inkastoo tani ay xoojineyso aamin xumi laga qaado koynka USDT TETHER iyo xitaa in bulshadu tagan tahay shirkadan dhac iyo tuugo nimo dhaqaale ayey geysaneysaa

Qaar ayaa tagan waxay dhabar jab ku tahay gudiga qasnada tether oo waxay ka lifeysaa dharbaaxo adag oo shirkada gaarta

 

Qasnada tether hada sida ay wax ku soo saareytay mudo bil gudaheed ah $2 bilyan mahan mid ciyaar ah ee waxay u bahan tahay gudiyada hey,adaha sharciyadu in ay arinmahan soo fara galiyaan

 

Dhankale kale baaris ayaa sheegaysa in tether lacagihiisan cusub eysan bitcoin qiimo kicasa wax saameyn ah ku lahayn

 

Sida lagu daabacay baaris ay sameysay shirkada Centre for Economic Policy Research oo lacagaha udhigma $ Halka dolar ee kiribto laga dhax dhaho stablecoins aysan wax lug ah ku lahayn sara ukaca bitcoin iyo xitaa lacagaha kale ee kiribto barista ayey ku sheegeen in ilaa sedexdii sano ee ugu danbeysay oo baris ay ku sameyen stablecoinadu wax gacan ah aysan ka geysan sara ukac balse ay jiran waxoogaa isk uxirnansho ah marka loo eego daabiciidii ugu danbeysay ee tether

 

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply