Ox(ZRX) Ayaa Cirka isku Shareeray 150% kadib wax Ka Badal Culus Oo Bulshada Ox Ucodeeyeen Iyo Amaantii Vitalik

Ox(ZRX) Faa,iido 143% oo dhinaca dolarka ah, ayaa laga helay matalaha 8 may, qiimaha la kala siisto, ayaana cirka isku shareeray, kadib markii lagu dhawaaqay in dadka stakinka ama dhigashada, matalaha koynkan kusameeya xaqiijinta loo isticmaalayo stakinka, lacagtooda la bixinayo asbuuc walba.

7 bishan ayey dhamaan bulshada Ox u codeeyeen, in is badal lagu sameeyo qaabka dhigashada wax xaqiijinta ee stakinka loo yaqaan, bixinteeda lacagta laga soo raro 10 maalmood oo loo soo raro 7maalmod, tan ayana ka dhigeysa in bulshada dhigata ama stakinka sameysa ay helayaan asbuuc walba lacagtooda faa,idada ah,

Dhanka kale waxaa Ox amaan kala duldhacay, alifayaashii Ethereum mid ka mid ah Vitalik Buterin oo sheegay, in uu doonayo in uu kaalin ka qaato Ox iyo horumaradiisa, sababtoo ah dadka, oo dhan ayaa dhincaha ku haya Ox, hada wuxuu sidan ka dhax dhahay kulan waynihii ,Ethereal Virtual Summit, oo 7bishan

garafka Ox iyo lacagta sanad ahan ka soo noqotay

Ox(ZRX) ayaa cirka isku shareeray 143%, waxana 7bishan lagu furay suuqiisa qiimaha $0.213 balse 36 saac kadib, waxaa laga war helay Ox oo la kala siisanayo $0.520 taasoo  ka dhigeysa iin uu kor usoo qaaliyoobo, ilaa 143%, inkastoo xiligan aan qoraalkan diyaarineynay uu hoos udhac sameyay, oo lakala siisanayo $0.44.

Sara ukacan laga dareemay Ox galabnimadii jimacaha ayaa kor uqaaday, bil ahan marka loo eego 218%, hadii laga xisaab qaato eeriyadan hoose ee $0.44, wali wuxuu sareeyaa ilaa 150% ila bil halka marka loo eego asbuucna 89% .

Sara ukacan dag daga ahaa ee cidna u toog hayn ee Ox oo ah matale ku duldhisan ethereum aladiisan looyaqaan ERC20

Ox baratakool madax banaan cidna aysan kala lahayn waxuuna dhisay suuq sidaas ookale cidna kala ladhayn balse ku shaqeeya tokenska ethereum ama matalayaasha ethreum ku duldhisan dhigashada ama stakinka ayana imaanaya si suuqan aan cidna kala laheyn u helo hanti xili walba diyaar ah xiliga sariflayaashu macaamilayaan ayaa dadka heysta Ox stakin gareyn karayan oo noqonayan qolooyinka daboolaya baahidaas suuq sameeyayasha ayan kadin ay ka helayan faa,iido taas oo asbuuc walba ah la bixi karayaan

Ox ayaad moodaa in arintaan uu ka faa,iiday bulshadanu asbuucan hore ula soo socotay isbadalka dhinaca codeynta iyo natiijada bulshadu dooneysay ee loo codeeyay oo ah in asbuuc walba dadku helaan lacagta uga soo laabatay stakinkii ay sameeyeen

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply