OmiseGO Oo Tether Stablecoin (USDT) Bitfinex Ku Dhex Isticmaaleyso Waxayna Keentay In OMG Qiimihiisa uu Sara Ukac Sameeyo

OmiseGo waxay u tahay maalmo, wanaagsan token kaan aan, la kala la hayn ee ku dul dhisan Ethereum, qiimihiisa ayana maanta kor usoo qaliyoobay 18% saacad uun, waxana hada tokenka la kala siisanayaa $1.76.

 

Sara ukacan dhinaca qiimaha ah, ayaa yimid kadib markii suuqa sarifka ee BitFinex, oo ah shirkad la mataan ah shirkada Tether, taas oo sheegtay in ay stablecoinka (USDT) loo isticmaalayo, netwooga, OMG, waxayna macaamiisha suuqa BitFinex, ku dhigan karan kana qadan karaan iyagoo isticmaalaya netwooga, OMG usdt, tani waxay macaamiisha u hor seedeysaa, transaction, raqiis ah, iyo in si xawaaro leh u helaan lacagtooda.

 

Madaxa suuqa sarifka BitFinex, Paolo Adroino, ayaa dhahay waxan ku dadaaleynaa, sidii aan macaamiisheena adeeg fiican oo u raqiis ah, aan uqabano, in (USDT) aan netwooga OMG,u isticmaalo waxay sameyneysaa qiimo dhac fiican iyo in culeyska oon ka qaadno netwooga wayn ee Ethereum, oo Tether isticmaalo, waxayna tani u wanaagsantahay dhamaan dadka isticmaala, bitfinex iyo bulshada Ethereum isticmaasho.

omg afsomali

xogta cryptocompare

Ethereum netwoogiisa, hada maalin walba waa uu sii xoogeystaa, waxana dhinac socda culeyska, uu netwooga la kulmaayo, iyo isticmaalka culus ee lacagta stablecoinka, tether (USDT) oo si wayn hoos u dhaca netwooga  ku heyso,ayaana la dareemayaa iyo riixida ay ku heyso, appka, kale sida kuwa geemka ah, sida ay daabacday, Dapp Radar,

 

Is dhexgalka OMG waxay ka macno tahay in la helo qiimo raqiis ah oo wax lagu dirsan karo, hadii Tether oo ERC-20 token ah direyso netwooga Ethereum waxaa fee, ahan kaga baxaya 0.001 ETH, ah, balse hada BitFinex, OMG netwooga iyagoo isticmaalaya waxay sameynayaan in transactions’yo badan halmar, isku xiran oo soo diristooda ka dhigan in hal fee,ah ku baxdo.

 

OMG ayaa baryahan la kulmay fursado wanaagsan, kadib ku soo daristii suuqa way nee coinbase, iyo dhamaan app’kiisa, kala duwan taas oo kaliftay in tokenku qiimihiisa uu aad u qaliyoobo.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply