OmiseGO Oo Qiimaha La Kala Siisto Cirka isku Shareerayey ilaa asbuucii la soo dhafay Miyaa Lagaaray Eeriyada La Dhaho Waa La Qaali Gareyey

Iyadoo lacagaha kirbto hoos udhac laga dareemayo kadib war bixinadii gudaha kiribto la isla dhaxmarayey, ee sheegayey 50 bitcoin oo Satoshi leyahay ayaa suuqa soo gashay, balse rumoobi wayday, ay ka liftay in suuqu hoos usoo dhaco,

 

Hadane tokenka OMG wuxuu ahaa kan kaliya, ee soo qaali yoobay ilaa 35% intuu suuqu hoos udhaca ka jiray

Wixii ka danbeyay ku dhawaaqistii coinbase pro, suuqa ladhaho in koynka lagu soo darayo koynanka lagu kala gato, tokenkan OMG oo ah ERC20, waa uu sii qaaliyoobayey, waxana sii kor dhayey hadal heyntisa gudaha baraha bulshada kiribto, dhaxdeeda,  wuxuuna cabir ahan soo kordhay ilaa 2.8

dhaqaqa baraha bulshada

xogta LunarCRUSH

24ki, saac, ee ugu danbeysay tokenku wuxuu garay bulsho ilaa 3milyan ku dhow waxana, qoralada baraha bulshada la isku dhaafsaday gareen ilaa 1.500 balse laga yabee tani in hoos udhac ku yimaado

Waxaa macquul ah in qiimuhu hoos usoo dhaco, sababto ah waxaa la dareemaya dad horey uheysan jiray tokenka, in ay hada suuqa ku soo wadaan oo iska gadid ku hayeen, iyagoo ka faa’iideysanaya sara ukacan uu haysto hada tokenka.

In kabadan 370 milyan oo tokenkan ah, ayaa 24kii, saac ee ugu danbeysay la is dhaafsaday,

Marka dhinaca garafyada loo eego, garafkan looyan TD sequential indicator,

td garaf omisego afsomali

xogta tradingview

Ayana ka dareemeynaa in uu tilmamyo in hoos udhac, laga sugan karo tokenka, hada garafku wuxuu sheegayaa kandhalka 9 ka galay cagaarka ah, uu yahay iska gadid meel fiican ah, haduu suuqa sidan ku sii socdo ,oo kandhalka usan hoos usoo dagin, waxaa lafilayaa in qiimihu hoos usoo dhaco, halka hadii kandhalka uu hoos usoo dagane, waxaa macquul ah in qiimuhu kor usii socdo.

Dhankale OmiseGo ayaa laga filan karaa, sara ukac sii socda hadii sidan suuqu ugu sii wanag sanaado, balse sarif layaasha, ayaa faa’iidadooda ka qaadanaya, sarifkoodii mudada dheer ka ahaa,

Hayeeshee in xiligan lagalo kuma wanaagsana tokenka, waxana haboon in la sugo fursado kale oo lagu soo gali karo.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply