Neo Iyo Microsoft Oo Ka Shanaya Shirkado Kale Oo Blockchain Kusoo kordhinaya Malaayiin Ku Cusub Lacagaha Kiribto

In lacagaha kirbto helaan malaayiiin, dad ah oo isticmaala, si dheyli ah waa hadaf mar walba, dhamaan bahda kiribto ku dadaasho, hada waxaa arintaan ka shaqeynaya, blockchainka Neo, microsoft, SDX iyo InterWork Alliance (IWA) si hadafkaan u noqdo mid dhabooba.

 

3dan, shirkadood, ayaa waxaa xubno ka ah shirkadaha kala ah, NASDAQ, UBS, IBM, Hyperledger, iyo Hedera Hashgraph, waxayna dhamaantood ku dadaalayaan sidii Tokenada ama matalayasha kiribto iyo Abli keeshinada ku orda blockchain.

 In ganacsatada yar yar iyo kuwa waa waynba isticmaalan blockchain.

si loo helo in dadka iyo ganacsatadaba ay fahmaan lacagahan dhijitaalka ah, (IWA) waxay ka shaqeyneysaa, in la dhiso qaab fudud, oo loo fahmi karo tokenada, lacagaha kiribto, iyo faahfaahino kalifaya, qof aan aqoon qaabka teknolojiyadan u shaqeyso, ku fahmi karayo, si fudud,

waxay kaloo ka shaqeyneysaa, qaab sharciyeed ka loo yaqaan, Taxonomy Framework, kaas oo waxyaabo fara badan ay hoos imaadan, sida qeexida qaabka matalaha, ama tokens,ka loo dhiso, hay’adaha sharigane u fahmi lahayeen, iyo ganacsatada,

 

dhan ka kale as’aasaha Neo Blockchain Da Hongfei, ayaa sheegay “lacagaha dhijitaalka ah hadafkooda in uu yahay aadna ay uga heleen in si wada jir ah, IWA, isaga kaashanayaan, sidii bulsho badan u isticmaali lahayd, teknolojiyadan, iyo dhisida qaab guud, oo fahamkeeda kooban, waxuu kaloo xusay in Neo3 oo ah mid xamili karaya isticmalayaal badan iyo ku dul dhisida app,ka heshiisyada kala duwan.

Neo iyo dhamaan shirkadahan, ayana hada dhisaya aas’aas wanaagsan oo teknolojiyadan ku soo kordhinaya malaayiin isticmaasha.

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply