Marki Ugu Danbeysay oo Sidan Dhacday Bitcoin Wuxuu Kor U Qaliyoobay In Kabadan $4.000

Markii ugu danbeysay oo sidan oo kale dad fara badan bitcoin kooda, kala baxaan dhamaan suuqyada sarifka lacagaha kiribto, wuxuu bitcoin kor usoo kacay ilaa 88%, hadii tan oo kale uu suuqu qiimeeyo waxay kalifeysaa in bitcoin qiimihiisa uu gaaro ilaa $18.000 bilaha nagu soo aadan

 

Juunyo 8dii, in kabadan 27.000 oo bitcoin ah, ayaa laga saarey suuqyada sarifka lacagaha kiribto, kadib markay dadkii hore u geystay go,aan sadeen in qiimahan hada bitcoin la kala siisanayo aysan diyaar u hayn, iyo in ay xukunka bitcoin kooda uu ku soo wareego, ilaa inta qiimo ay ku qanacsan yihiin suuqu gaarayo, mar, sidan oo kale sanadkan ay dhacday bitcoin wuxuu soo qaaliyobay 88%

bitcoin la dirsadey

xogta Glassnode

Sida ka muuqata garafka ay nala wadaageyso Glassnode waxad arki kareysaa isku xirnanshaha qiima bitcoin iyo dacdooyinka caynkaa ah oo kale

Muqaalkan ayaan ku faaqideynaa warbixinta iyo warbixino kale

 

Bitcoin $18.000 calamado u ku tagayo kahore dhamadka sanadkan

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply