Madaxa Shirkada IOHK Charles Hoskinson Oo Iclaamiyay Xiliga Hawada Usoo Galayo Update,kii Ugu Danbeeyay ee Shelley Oo Cardano Ka Dhigaya

Madaxa shirkada IOHK Charles Hoskinson ayaa maanta sheegay xiliga dhabta ah ee Cardano update,kiisii shelley hawada soo galayo muqaal bartiisa youtube,ka uu ku bahi yey ayuuna ku sheegay.

 

30 juunyo ilaa 7 luulyo waxaan si kala horeysa hawada u soo galayo , shelley oo Cardano ka dhigaya Blockchainkiisa mid aan lakala lahayn update,kan ayaa ah mid aad loo sugayey dad fara badane u hanqaltagayeen in mar uun la arko Cardano oo gacanta dadwaynaha rer Cardano gacantooda kujira oo netwooga ka dhigaya mid aan la kala lahayn ama  true decentralization ah.

Waxaa jiri doona inta siidaynta shelley socoto hadii wax cilad ah Software,ka shelley soo baxaan in dib udhac lagala kulmi karo ilaa 7 juunyo, halka dadku sameyn doonan updateyada ilaa 20 juun.

qiimaha cardano

Waxuu kaloo intaa ku daray Charles Hoskinson, waxan mudo ka soo shaqeyneynay, system shaqeynaya hadane badal hoose uu guud ahaan ku socday oo la mid ah gaari socda oo hadane, tayarada laga badalayo, waxan samey neynayna waa system carsi ah oo dunida oo dhan anfacaya

Wajiga hore ee shelley ayaa dadku ka helayaan qaab dowladeedkii Ouroboros, consensus algorithm oo ah mid scientifically jamacadaha dunida amaankiisu xaqiijiyeen

 

Shelley ayaa Cardano ka dhigaya in dadku si xor ah uga qeyb qaadan karan, iyagoo sameynaya, waxa loo yaqaan Proof-of-stake, Ouroboros protocol ,ayana qaab stake,giisu ushaqeeya, in qofku koynanka cardano uu heysto uu boorsadiisa dhijitaalka ah ku stake,gareynkaro, ama qofkale uu wa kiilo karo, isagoo maraya, waxa loo yaqaan, delegate stake pool, oo ah goob dad badan, ay koynankooda si wadda jir ah, uga shaqeynayaan netwooga amaankiisa, iyo soo saarista koynanka cusub ee cardano, oo hadhow dadku uqeyb sanayan, hadba qofwalba wixii uu netwoga shaqo ka qabtay, inta ay la egtahay, iyo waxa uga baxay oo si xisaabeysan netwoogu u jaan goynayo, Ouroboros protocol, ayana block,yada qofka helaya usameeya qaab Nasiib ah si block,gii hore loogu xiro block,ga cusub wana qaab dad badan aad ugu qan ceen qaab xulista block,yada ee systemka,

 

Charles Hoskinson ayaa inta ku daray, in shir waynihi Cardano oo virtualo ah dhacayo bisha luulyo

Maxay kula tahay  aragtidada noo reeb mahadsanid

Comments (No)

Leave a Reply