koynanka BTC, ETH, XRP, BCH, BSV, LTC, BNB, EOS, XTZ, ADA,Goobaha asbuucan

145 ka mid ah addresses’yadii uu sheegtay la haansahooda ninka sheegta in uu yahay Satoshi Nakamoto ee lagu maga caabo Craig Wright oo lagu daacabay in ninkan yahay been low, tuug ah.

 

Craig Wright in uu yahay alifihii bitcoin ayaa mar kale noqotay mid beenowda.

Maxkamad ayuu ka cadeyay in uusan awoodin, in koynanka addresses’yadan furahooda shirkad uu ku sheegay tulip’s hayso, ninkan oo u dhashay wadanka Australian ahne computer sceintist’ayaa sheegtay, listi adresses’yo, bitcoin ah oo uu leeyahay, balse 145,ka mid ah addresses’yadan ayaa manta fariin aysi wada jir ah u soo dabaceen sheegay in uu yahay beenlow, marnabana uusan shegan kareyn, in uu yahay, satoshi, muqalka hoose ayad ka heli kartaa faah’faahinta warbixintaan.

Dhanka kale iyadoo lacago fara badan oo kiribto ah hoos udhac la kulmayan, ayaa hadane, koynanka qaar waxaad mooda in ay ka hoos, mareen darbiyadii ay heysteen, taas oo Janis u ah xili gadasho.

BTC, ETH, XRP, BCH, BSV, LTC, BNB, EOS, XTZ, ADA,

Muqaalkan ayan ku falanqeynaa xaalka kiribto

 

BTC, ETH, XRP, BCH, BSV, LTC, BNB, EOS, XTZ, ADA, iyo sheekada 145ta’ bitcoin addresses’ka ah 

Comments (No)

Leave a Reply